{"id":144927,"date":"2020-04-29T23:28:15","date_gmt":"2020-04-29T20:28:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144927"},"modified":"2020-04-29T23:28:15","modified_gmt":"2020-04-29T20:28:15","slug":"xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta war ka soo saartay xaalada caafimaad ee Cabdimaalik Muuse Coldoon, iyada oo shaacisayna baaritaan ay ku sameeyen Coldoon, kaaso oo looga shakisanaa cudurka Coronavirus\/Covid-19.<\/p>\n<p>Wasaarada caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay inay koox dhakhaatiira u direen xabsiga dhexe ee uu ku jiro Wariye Coldoon, kuwaasi oo soo darsayay xaaladiisa caafimaad, iyagoona dheecaano kasoo qaaday Coldoon.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee wasaarada oo ka warbixinayey, ayaa sidoo kale sheegay in baaritaankii Coldoon ee cudurka Coronavirus ay ku sameeyeen ay kasoo baxday natiijo hordhac ah, taasi oo lagaga waayay cudurkaasi looga shikisanaa.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa sidoo kale sheegay in Natiijadaasi hordhac ah kadib ay dheecaanadiisa u sii direen dalka dibediisa, midaasi oo lagu xaqiijinayo natiijada kasoo baxday baaritaankii lagu sameeyay Isbitaalka Hargeysa.<\/p>\n<p>Waxa kale oo Agaasimuhu uu carabka ku dhuftay in Coldoon uu si weyn uga cabanayo cudur qabanaya Neefta, balse aan aheyn cudurka Covid-19, sida ku cad natiijada hordhaca ah ee baaritaankii lagu sameeyay Wariyaha.<\/p>\n<p>Caasimada Online ayaa shalay baahisay xog ku saabsan natiijada hordhaca ah ee baaritaanka Coldoon, midaasi oo wasaaraduna ay maanta si rasmiya u baahisay isla natiijadaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/STZvGSHDTug\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa maanta war ka soo saartay xaalada caafimaad ee Cabdimaalik Muuse Coldoon, iyada oo shaacisayna baaritaan ay ku sameeyen Coldoon, kaaso oo looga shakisanaa cudurka Coronavirus\/Covid-19. Wasaarada caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay inay koox dhakhaatiira u direen xabsiga dhexe ee uu ku jiro Wariye Coldoon, kuwaasi oo soo darsayay xaaladiisa caafimaad, iyagoona dheecaano kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144928,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa maanta war ka soo saartay xaalada caafimaad ee Cabdimaalik Muuse Coldoon, iyada oo shaacisayna baaritaan ay ku sameeyen Coldoon, kaaso oo looga shakisanaa cudurka Coronavirus\/Covid-19. Wasaarada caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay inay koox dhakhaatiira u direen xabsiga dhexe ee uu ku jiro Wariye Coldoon, kuwaasi oo soo darsayay xaaladiisa caafimaad, iyagoona dheecaano kasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-29T20:28:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"949\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"790\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/\",\"name\":\"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-29T20:28:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg\",\"width\":949,\"height\":790},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa maanta war ka soo saartay xaalada caafimaad ee Cabdimaalik Muuse Coldoon, iyada oo shaacisayna baaritaan ay ku sameeyen Coldoon, kaaso oo looga shakisanaa cudurka Coronavirus\/Covid-19. Wasaarada caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay inay koox dhakhaatiira u direen xabsiga dhexe ee uu ku jiro Wariye Coldoon, kuwaasi oo soo darsayay xaaladiisa caafimaad, iyagoona dheecaano kasoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-29T20:28:15+00:00","og_image":[{"width":949,"height":790,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/","name":"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg","datePublished":"2020-04-29T20:28:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/coldoon-1.jpg","width":949,"height":790},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaladda-caafimaad-ee-weriye-coldoon-oo-war-rasmi-ah-laga-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaladda caafimaad ee weriye Coldoon oo war rasmi ah laga soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144927"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144929,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144927\/revisions\/144929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144928"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}