{"id":144933,"date":"2020-04-29T23:36:35","date_gmt":"2020-04-29T20:36:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144933"},"modified":"2020-04-29T23:36:35","modified_gmt":"2020-04-29T20:36:35","slug":"agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/","title":{"rendered":"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Agaasimihii Wakaalada Madbacadda Qaranka Axmed Faarax (Gaatamow) oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib markii uu wadnuhu istaagay.<\/p>\n<p>Aaska waxaa ka qeygalay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada fadaraalka Soomaaliya, qaar ka mid ah bahda warbaahinta gudaha iyo ehelada marxuumka.<\/p>\n<p>Madaxda iyo shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta oo marxuumka uu la soo shaqeeyay muddo dheer ayaa Agaasimihii Madbacada Qaranka ku sifeeyay inuu ahaa shaqsi afgaaban oo howlkar ah, iyagoo xusay iney geeridiisa si weyn uga naxeen.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Axmed Faarax Gaatamow ayaa ka soo shaqeeyay Warbaahinta gaarka loo leeyahay sidda Idaacadaha Shabelle iyo Codka Nabada, Waxaana uu warbaahinta Qaranka ka soo qabtay xilal kala duwan, sida Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA) Agaasimaha Radio Muqdisho, iyo Agaasimaha Madbacada Qaranka oo uu ku magacownaa geeridiisa ka hor.<\/p>\n<p>Maamulka iyo shaqaalaha Allbanaadir Online ayaa waxay iyagoo ka murugeysan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed iyo qoyskii iyo eheladii uu ka baxay marxuum Gaatamow, iyagoo ALLE uga baryey inuu janadii fardowsa aheyd ka Waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144934\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94708775_527433491279282_3116778258272616448_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94708775_527433491279282_3116778258272616448_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94708775_527433491279282_3116778258272616448_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94708775_527433491279282_3116778258272616448_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94708775_527433491279282_3116778258272616448_n-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94708775_527433491279282_3116778258272616448_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/94708775_527433491279282_3116778258272616448_n-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144935\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/95143428_1128578307494143_1368656676797808640_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/95143428_1128578307494143_1368656676797808640_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/95143428_1128578307494143_1368656676797808640_n-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/95143428_1128578307494143_1368656676797808640_n-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/95143428_1128578307494143_1368656676797808640_n-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/95143428_1128578307494143_1368656676797808640_n-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/95143428_1128578307494143_1368656676797808640_n-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144936\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GAAT.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GAAT.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GAAT-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GAAT-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GAAT-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GAAT-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GAAT-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"864\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM-267x300.jpg 267w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM-696x783.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM-373x420.jpg 373w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Agaasimihii Wakaalada Madbacadda Qaranka Axmed Faarax (Gaatamow) oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib markii uu wadnuhu istaagay. Aaska waxaa ka qeygalay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada fadaraalka Soomaaliya, qaar ka mid ah bahda warbaahinta gudaha iyo ehelada marxuumka. Madaxda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144937,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Agaasimihii Wakaalada Madbacadda Qaranka Axmed Faarax (Gaatamow) oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib markii uu wadnuhu istaagay. Aaska waxaa ka qeygalay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada fadaraalka Soomaaliya, qaar ka mid ah bahda warbaahinta gudaha iyo ehelada marxuumka. Madaxda iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-29T20:36:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/\",\"name\":\"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-29T20:36:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg\",\"width\":768,\"height\":864},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro - Wardoon","og_description":"Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Agaasimihii Wakaalada Madbacadda Qaranka Axmed Faarax (Gaatamow) oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ka dib markii uu wadnuhu istaagay. Aaska waxaa ka qeygalay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumada fadaraalka Soomaaliya, qaar ka mid ah bahda warbaahinta gudaha iyo ehelada marxuumka. Madaxda iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-29T20:36:35+00:00","og_image":[{"width":768,"height":864,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/","name":"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg","datePublished":"2020-04-29T20:36:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/GATAM.jpg","width":768,"height":864},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-madbacadda-qaranka-oo-muqdisho-lagu-aasay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Agaasimihii Madbacadda Qaranka oo Muqdisho lagu aasay +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144933"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144938,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144933\/revisions\/144938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144937"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}