{"id":144959,"date":"2020-04-30T04:27:05","date_gmt":"2020-04-30T01:27:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144959"},"modified":"2020-04-30T04:27:05","modified_gmt":"2020-04-30T01:27:05","slug":"hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/","title":{"rendered":"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay dowlad gobaleedka Hirshabeelle si ay awood ugu yeelato la tacaalidda xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Qalabka caafimaad ee Hirshabeelle lagu wareejiyay waxaa kamid ah qalabka Sheybaarka iyo dharka ay xirtaan howl-wadennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada uu soo rito COVID-19<br \/>\nQalabka Shaybaarka ee maanta lagu wareejiyay Hirshabeelle ayaa awood u siinaya inay dadka ka baaraan COVID-19.<br \/>\nDowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa ka mahad celisay dawada iyo qalabka caafimaad ee dowladda federaalku ku wareejiyay.<br \/>\nHowl-wadeennada farsamo ee Jowhar geeyay taageerada xukuumaddu ku xoojineysay awoodda Hirshabeelle ee xakameynta Feyruska Karoona ayaa sidoo kale socdaalkoodu salka ku hayay inay Qiimeyn ku sameeyaan xaaladda guud iyo xarumaha loo qorsheeyay in dadka lagula tacaalo, si loo ogaado baahida jirta, looguna qorsheeyo taageerada dheeraadka ah ee ay u baahanyihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay dowlad gobaleedka Hirshabeelle si ay awood ugu yeelato la tacaalidda xanuunka COVID-19. Qalabka caafimaad ee Hirshabeelle lagu wareejiyay waxaa kamid ah qalabka Sheybaarka iyo dharka ay xirtaan howl-wadennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144960,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas\u2019uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay dowlad gobaleedka Hirshabeelle si ay awood ugu yeelato la tacaalidda xanuunka COVID-19. Qalabka caafimaad ee Hirshabeelle lagu wareejiyay waxaa kamid ah qalabka Sheybaarka iyo dharka ay xirtaan howl-wadennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-30T01:27:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"986\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/\",\"name\":\"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png\",\"datePublished\":\"2020-04-30T01:27:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png\",\"width\":986,\"height\":555},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19 - Wardoon","og_description":"Mas\u2019uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay dowlad gobaleedka Hirshabeelle si ay awood ugu yeelato la tacaalidda xanuunka COVID-19. Qalabka caafimaad ee Hirshabeelle lagu wareejiyay waxaa kamid ah qalabka Sheybaarka iyo dharka ay xirtaan howl-wadennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-30T01:27:05+00:00","og_image":[{"width":986,"height":555,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/","name":"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png","datePublished":"2020-04-30T01:27:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Hirshabeelle.png","width":986,"height":555},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-lagu-wareejiyay-sheybaarka-lagu-ogaado-cudurka-covid-19\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hirshabeelle oo lagu wareejiyay Sheybaarka lagu Ogaado cudurka Covid-19"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144959"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144961,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144959\/revisions\/144961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144960"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}