{"id":145030,"date":"2020-05-02T02:04:01","date_gmt":"2020-05-01T23:04:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145030"},"modified":"2020-05-02T04:15:58","modified_gmt":"2020-05-02T01:15:58","slug":"turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa ugu baaqay dowladda Imaaraadka Carabta inay joojiso siyaasaddeeda cadaawadda ay ku dheehan tahay ee ku wajahan Ankara, islamarkaana ay aqoonsato mas\u2019uuliyadeeda.<\/p>\n<p>\u201cBayaanka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta iyo xiriirka caalamiga ah, waa laba wajiilenimo siyaasadeed oo uu muujiyey dal taageero siiya kooxo afgambi raadinaya,\u201d waxaa sidaas yiri afhayeenka wasaaradda dibedda Turkey Hami Aksoy.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadalka kasoo yeeray Imaaraadka ee ah in Ankara ay faro-gelin ku hayso siyaasadda Carabta uu yahay mid aan sal lahayn, wuxuuna sheegay in Turkey ay sii wadi doonto inay dalalka kale ku taageerto si sharciyad iyo xal siyaasadeed leh.<\/p>\n<p>Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Turkey Hami Aksoy ayaa sidoo kale ku eedeeyey Imaaraadka Carabta inay tagaeeraan kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya, sidoo kalena ay xasilooni darro ka waddo dalal kale.<\/p>\n<p>\u201cMa ahan wax qarsoon in Imaaraadka Carabta ay muddo taageerayeen ururo argagixiso, gaar ahaan kooxda Al-Shabaab, iyo kooxda gooni u goosadka Yemen,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145031\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1588310253896.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"528\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1588310253896.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1588310253896-300x220.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1588310253896-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1588310253896-696x510.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_1588310253896-573x420.jpg 573w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Waa markii ugu horreysay ee dowladda Turkiga ay si rasmi ah oo shaacsan ugu eedeyso Imaaraadka inay taageeraan kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xiisadda Turkey iyo Imaaraadka ayaa dhowaanahan sare uga sii kaceysay dalka Libya, halkaasi oo Ankara ay tagaeerto dowladda la aqoonsan yahay ee dalkaas, Imaaraadkuna ay taageeraan Jeneralka fallaagad ah ee Khalif Haftar, ee doonaya inuu rido dowladda.<\/p>\n<p>\u201cMuddo sanado ah, waxay Imaaraadka hub, qalab militari, iyo taageero calooshood u shaqeystayaal siinayeen kuwa afgambiga qorsheynaya ee Libya,\u201d ayuu yiri Aksoy.<\/p>\n<p>Ankara ayaa marar badan ugu baaqday quwadaha caalamka inay joojiyaan taageerada maleeshiyada Haftar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa ugu baaqay dowladda Imaaraadka Carabta inay joojiso siyaasaddeeda cadaawadda ay ku dheehan tahay ee ku wajahan Ankara, islamarkaana ay aqoonsato mas\u2019uuliyadeeda. \u201cBayaanka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta iyo xiriirka caalamiga ah, waa laba wajiilenimo siyaasadeed oo uu muujiyey dal taageero siiya kooxo afgambi raadinaya,\u201d waxaa sidaas yiri afhayeenka wasaaradda dibedda Turkey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145032,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Turkiga ayaa ugu baaqay dowladda Imaaraadka Carabta inay joojiso siyaasaddeeda cadaawadda ay ku dheehan tahay ee ku wajahan Ankara, islamarkaana ay aqoonsato mas\u2019uuliyadeeda. \u201cBayaanka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta iyo xiriirka caalamiga ah, waa laba wajiilenimo siyaasadeed oo uu muujiyey dal taageero siiya kooxo afgambi raadinaya,\u201d waxaa sidaas yiri afhayeenka wasaaradda dibedda Turkey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-01T23:04:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-02T01:15:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"273\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"185\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/\",\"name\":\"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-01T23:04:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-02T01:15:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg\",\"width\":273,\"height\":185},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab - Wardoon","og_description":"Turkiga ayaa ugu baaqay dowladda Imaaraadka Carabta inay joojiso siyaasaddeeda cadaawadda ay ku dheehan tahay ee ku wajahan Ankara, islamarkaana ay aqoonsato mas\u2019uuliyadeeda. \u201cBayaanka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta iyo xiriirka caalamiga ah, waa laba wajiilenimo siyaasadeed oo uu muujiyey dal taageero siiya kooxo afgambi raadinaya,\u201d waxaa sidaas yiri afhayeenka wasaaradda dibedda Turkey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-01T23:04:01+00:00","article_modified_time":"2020-05-02T01:15:58+00:00","og_image":[{"width":273,"height":185,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/","name":"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg","datePublished":"2020-05-01T23:04:01+00:00","dateModified":"2020-05-02T01:15:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-1.jpg","width":273,"height":185},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-imaaraadka-ku-eedeeyay-inay-taageerto-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo Imaaraadka ku eedeeyay inay taageerto Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145030"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145033,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145030\/revisions\/145033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145032"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}