{"id":145045,"date":"2020-05-02T04:46:11","date_gmt":"2020-05-02T01:46:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145045"},"modified":"2020-05-02T04:46:11","modified_gmt":"2020-05-02T01:46:11","slug":"iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/","title":{"rendered":"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka"},"content":{"rendered":"<p>Iran ayaa cambaareysay go\u2019aanka ay Jarmalka dalkooda uga mamnuuceen dhaq-dhaqaaqyada kooxda Xizbullah ee dalka Lebanon, waxaana ay sheegtay inay wajihi doonaan cawaaqibka go\u2019aankii ay ugu hoggaansameen cadaadiska Israel iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Jarmalka ayaa Isniintii ku callaameeyey kooxda Xizbullah \u201ckoox argagixiso Shiico ah,\u201d ayada oo tabaneeyo boolis ah ay weerareen masaajiddo iyo xarumo xiriir la leh kooxdan oo ku yaalla dalkaas.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Iran ayaa lagu sheegay in mamnuucista ay iska indho-tireyso \u201cxaqiiqooyinka Galbeedka Asia\u201d.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegtay in tallaabada Jarmalka laga leeyahay oo kaliya hadafyo \u201cborobogaan loogu samaynayo Zahnuuniyadda iyo taliska Mareykanka ee jahwareersan\u201d.<\/p>\n<p>Waxay \u201csi xooggan\u201d u cambaareysay go\u2019aanka oo ay sheegtay inuu muujinayo \u201cxushmad darro buuxda oo lagu sameeyey dowladda iyo qaranka Lebanon, maadaama Xizbullah ay si rasmi oo sharci ah qeyb uga tahay dowladda iyo baarlamanka dalka.\u201d<\/p>\n<p>Iran ayaa sheegtay in Xizbullah \u201cay kaalin muhiim ah ku lahayd la-dagaalanka argagixisada Daacish ee gobolka.\u201d<\/p>\n<p>\u201cDowladda Jarmalka waa inay wajahdaa cawaaqibka xun ee go\u2019aankeeda marka ay noqoto dagaalka kooxaha argagixisada dhabta ah ee gobolka,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Xizbullahi ayaa waxaa la aas-aasay 1982-kii intii uu socday dagaalka sokeeyey ee Lebanon, waxaana sanaddii 2006 ay dagaal qaraar la gashay Israel.<\/p>\n<p>Iran ayaa taageero weyn u ah kooxdan Shiicada ah iyo iska caabinteeda ka dhanka ah Israel, oo ah cadowga Iran.<\/p>\n<p>Mareykanka iyo Israel ayaa muddo fog ka hor kooxdan u aqoonsaday koox argagixiso, waxaana ay ku qal-qaaliyeen dalalka Galbeedka inay sidaas oo kale sameeyaan.<\/p>\n<p>Si la mid ah Midowga Yurub, Jarmalka ayaa illaa iminka waxa uu mamnuucay kaliya garabka militari ee kooxda, halka uu dulqaad u muujinayey garabka siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iran ayaa cambaareysay go\u2019aanka ay Jarmalka dalkooda uga mamnuuceen dhaq-dhaqaaqyada kooxda Xizbullah ee dalka Lebanon, waxaana ay sheegtay inay wajihi doonaan cawaaqibka go\u2019aankii ay ugu hoggaansameen cadaadiska Israel iyo Mareykanka. Jarmalka ayaa Isniintii ku callaameeyey kooxda Xizbullah \u201ckoox argagixiso Shiico ah,\u201d ayada oo tabaneeyo boolis ah ay weerareen masaajiddo iyo xarumo xiriir la leh kooxdan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145046,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iran ayaa cambaareysay go\u2019aanka ay Jarmalka dalkooda uga mamnuuceen dhaq-dhaqaaqyada kooxda Xizbullah ee dalka Lebanon, waxaana ay sheegtay inay wajihi doonaan cawaaqibka go\u2019aankii ay ugu hoggaansameen cadaadiska Israel iyo Mareykanka. Jarmalka ayaa Isniintii ku callaameeyey kooxda Xizbullah \u201ckoox argagixiso Shiico ah,\u201d ayada oo tabaneeyo boolis ah ay weerareen masaajiddo iyo xarumo xiriir la leh kooxdan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-02T01:46:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"933\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/\",\"name\":\"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-02T01:46:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg\",\"width\":1400,\"height\":933},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka - Wardoon","og_description":"Iran ayaa cambaareysay go\u2019aanka ay Jarmalka dalkooda uga mamnuuceen dhaq-dhaqaaqyada kooxda Xizbullah ee dalka Lebanon, waxaana ay sheegtay inay wajihi doonaan cawaaqibka go\u2019aankii ay ugu hoggaansameen cadaadiska Israel iyo Mareykanka. Jarmalka ayaa Isniintii ku callaameeyey kooxda Xizbullah \u201ckoox argagixiso Shiico ah,\u201d ayada oo tabaneeyo boolis ah ay weerareen masaajiddo iyo xarumo xiriir la leh kooxdan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-02T01:46:11+00:00","og_image":[{"width":1400,"height":933,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/","name":"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg","datePublished":"2020-05-02T01:46:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/000_1os406.jpg","width":1400,"height":933},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-oo-uhanjabtay-jarmalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iiraan oo uhanjabtay Jarmalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145045"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145047,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145045\/revisions\/145047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}