{"id":145052,"date":"2020-05-02T23:11:51","date_gmt":"2020-05-02T20:11:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145052"},"modified":"2020-05-02T23:11:51","modified_gmt":"2020-05-02T20:11:51","slug":"kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa laga yaabaa inay xirto xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay inay macquul tahay in Dowladda Kenya ay xirto xuduuda Soomaaliya iyo Kenya maadaama uu sheegay inuu aad u faafay cudurka Coronovirus.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in xuduuda laga xiri doono dhanka Wajeer, halkaas oo uu sheegay in laga diiwaan geliyey illaa 500 qof oo qabo cudurka COVID19.<\/p>\n<p>\u201d Xadka laga soo gudbo Wajeer iyo Soomaaliya oo laga helay in ka badan 500 kiis oo cudurka Coronavirus ayaa waxay u badan tahay in la xiri doono si loo yareeyo faafitaanka cudurka\u201d ayuu yiri Kutahu Kagwa.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka si rasmi ah uma sheegin waqtiga la xiri doono xuduuda Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan dhanka Wajeer, waxaana labada dowladood ka dhaxeeyo xiriir ganacsi iyo mid bulsho.<\/p>\n<p>Dhawaan ayey aheyd markii dhawr qof lagu karantiilay Wajeer kuwaas oo ka imaaday gudaha Soomaaliya, waxaana maalmo kadib la xaqiijiyey kiisaskii ugu horeeyey ee Coronovirus in laga helay Wajeer.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa laga yaabaa inay xirto xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas. Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay inay macquul tahay in Dowladda Kenya ay xirto xuduuda Soomaaliya iyo Kenya maadaama uu sheegay inuu aad u faafay cudurka Coronovirus. Wasiirka ayaa tilmaamay in xuduuda laga xiri doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145053,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145052","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa laga yaabaa inay xirto xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas. Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay inay macquul tahay in Dowladda Kenya ay xirto xuduuda Soomaaliya iyo Kenya maadaama uu sheegay inuu aad u faafay cudurka Coronovirus. Wasiirka ayaa tilmaamay in xuduuda laga xiri doono [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-02T20:11:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"529\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"326\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/\",\"name\":\"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png\",\"datePublished\":\"2020-05-02T20:11:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png\",\"width\":529,\"height\":326},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa laga yaabaa inay xirto xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee dalkaas. Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay inay macquul tahay in Dowladda Kenya ay xirto xuduuda Soomaaliya iyo Kenya maadaama uu sheegay inuu aad u faafay cudurka Coronovirus. Wasiirka ayaa tilmaamay in xuduuda laga xiri doono [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-02T20:11:51+00:00","og_image":[{"width":529,"height":326,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/","name":"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png","datePublished":"2020-05-02T20:11:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-4.png","width":529,"height":326},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xiranayasa-xuduuda-ay-la-leedahay-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo xiranayasa xuduuda ay la leedahay Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145052"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145054,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145052\/revisions\/145054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145053"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}