{"id":145055,"date":"2020-05-02T23:16:08","date_gmt":"2020-05-02T20:16:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145055"},"modified":"2020-05-02T23:16:08","modified_gmt":"2020-05-02T20:16:08","slug":"bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/","title":{"rendered":"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Bacaadweyn oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa lagu soo warramayaa inay ku fataheen oo ay galeen daadad xooggan oo dhibaato weyn ka horseeday magaalada.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxay sheegayaa in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen magaalada, ayada oo dad kale oo badanna ay ku baralaceen.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro wax gurmad ah magaaladaas ku wajahan, oo ka imaanayaa Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedka Galmudug, sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaankaas ka barakakacay. Iska daa gurmad\u2019e, xitaa ma jirto cid ka hadleysa dhibaatada halkaas ka dhacday.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay haatan dadaalkeeda isugu gaysay magaalooyinka Qardho iyo Baardheere, oo sidoo kale ay daadad qaadeen, halka Wabiga Shabeelle isagana lasoo warinayo in uu ku fatahay tuulooyin hoos yimaadda degmada Mahadaay, kuwa kalena ay khatar ku jiraan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa horey loogu eedeeyey inaysan u caddaalad falin shacabka, islamarkaana gargaarka ay fidiso ay badanaa ku salleyso dano siyaasadeed, iyo heerka ay le\u2019eg tahay saameynta siyaasadeed ee deegaanada ay dhibaatada ka dhaceen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145056\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-1-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145057\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-2-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145058\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145059\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-4.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-4-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-4-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-4-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Bacaadweyn oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa lagu soo warramayaa inay ku fataheen oo ay galeen daadad xooggan oo dhibaato weyn ka horseeday magaalada. Wararka ayaa waxay sheegayaa in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen magaalada, ayada oo dad kale oo badanna ay ku baralaceen. Illaa iyo hadda ma jiro wax gurmad ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145058,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Bacaadweyn oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa lagu soo warramayaa inay ku fataheen oo ay galeen daadad xooggan oo dhibaato weyn ka horseeday magaalada. Wararka ayaa waxay sheegayaa in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen magaalada, ayada oo dad kale oo badanna ay ku baralaceen. Illaa iyo hadda ma jiro wax gurmad ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-02T20:16:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/\",\"name\":\"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-05-02T20:16:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Magaalada Bacaadweyn oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa lagu soo warramayaa inay ku fataheen oo ay galeen daadad xooggan oo dhibaato weyn ka horseeday magaalada. Wararka ayaa waxay sheegayaa in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen magaalada, ayada oo dad kale oo badanna ay ku baralaceen. Illaa iyo hadda ma jiro wax gurmad ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-02T20:16:08+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/","name":"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg","datePublished":"2020-05-02T20:16:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bacaadweyn-3.jpeg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bacaadweyn-oo-ay-daadad-qaadeensawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bacaadweyn oo ay daadad qaadeen+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145055"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145055"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145061,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145055\/revisions\/145061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145058"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}