{"id":145069,"date":"2020-05-02T23:50:21","date_gmt":"2020-05-02T20:50:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145069"},"modified":"2020-05-02T23:52:00","modified_gmt":"2020-05-02T20:52:00","slug":"wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/","title":{"rendered":"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Somaliland ayaa xalay gurigiisa kala baxay weriye Khaalid Foodhaadhi oo kamid ah Suxufiyiinta madaxa bannaan ee ka shaqeynayay halkaasi, wararka iyo dhacdooyinka gobolka geeska Afrika ayuu si weyn ugu tebin jiray baraha arrimaha bulshada, waxaana ku xiran dad badan.<\/p>\n<p>Lama oga waxa ay Somaliland u xireen Weriyahaasi, laakiin xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowr jeer oo hore xirtay saxafiyiin badan, kuwaas oo qaarkood ay xabsiga ku xanuunsanyihiin sida Cabdimaalik Muuse Coldoon oo isagoo jirran ku jira jeelka.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha u dooda xuquuqda insaanka ayaa dhaleeceeyay tallaabada cuburinta ah oo ay hadda wajahayaan saxaafadda iyo Suxufiyiinta Somaliland, tan iyo intii madaxweyne Biixi uu xilka qabtay.<\/p>\n<p>Xariga Weriye Khaalid Foodhaadhi ayaa waxa uu imaanayaa saacado kadib markii warqad ay u direen Urur ay ku bahoobeen qareenno badan oo fadhigiisu yahay Mareykanka madaxweynaha Somaliland, islamarkaana lagu faray Muuse Biixi inuu tix-geliyo xoriyatul-qowlka, cabbirka fikirka iyo madax-bannaanida saxaafadda, taas oo uu ururkaasi sheegay in ay asal u tahay dimuquraaddiyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Ururka qareennada The New City Bar Association oo soo xiganeya Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, hay&#8217;adda Amnesty international iyo Human rights watch waxa uu soo bandhigay lifaaqyo ay jiraan warbixinno laga qoray xaaladda xuquuqda Aadanaha iyo xoriyadda hadalka oo dhammaan dhinacyada la xigtay ay aad uga deyrinayaan Somaliland.<\/p>\n<p>Hase-ahaatee jawaabtii laga sugayay Somaliland iyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa noqotay in saxafiga Khaalid Foodhaadhi gurigiisa lagala baxay, taas oo walaacii la qabay kor u sii qaadeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Somaliland ayaa xalay gurigiisa kala baxay weriye Khaalid Foodhaadhi oo kamid ah Suxufiyiinta madaxa bannaan ee ka shaqeynayay halkaasi, wararka iyo dhacdooyinka gobolka geeska Afrika ayuu si weyn ugu tebin jiray baraha arrimaha bulshada, waxaana ku xiran dad badan. Lama oga waxa ay Somaliland u xireen Weriyahaasi, laakiin xukuumadda madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145070,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Somaliland ayaa xalay gurigiisa kala baxay weriye Khaalid Foodhaadhi oo kamid ah Suxufiyiinta madaxa bannaan ee ka shaqeynayay halkaasi, wararka iyo dhacdooyinka gobolka geeska Afrika ayuu si weyn ugu tebin jiray baraha arrimaha bulshada, waxaana ku xiran dad badan. Lama oga waxa ay Somaliland u xireen Weriyahaasi, laakiin xukuumadda madaxweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-02T20:50:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-02T20:52:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/\",\"name\":\"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-02T20:50:21+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-02T20:52:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Somaliland ayaa xalay gurigiisa kala baxay weriye Khaalid Foodhaadhi oo kamid ah Suxufiyiinta madaxa bannaan ee ka shaqeynayay halkaasi, wararka iyo dhacdooyinka gobolka geeska Afrika ayuu si weyn ugu tebin jiray baraha arrimaha bulshada, waxaana ku xiran dad badan. Lama oga waxa ay Somaliland u xireen Weriyahaasi, laakiin xukuumadda madaxweyne [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-02T20:50:21+00:00","article_modified_time":"2020-05-02T20:52:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/","name":"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg","datePublished":"2020-05-02T20:50:21+00:00","dateModified":"2020-05-02T20:52:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/202052637239902047877705.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wariyekhaalid-foodhaadhi-oo-lagu-xiray-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wariye Khaalid Foodhaadhi oo lagu xiray Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145069"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145069"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145073,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145069\/revisions\/145073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145070"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}