{"id":145146,"date":"2020-05-04T23:29:43","date_gmt":"2020-05-04T20:29:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145146"},"modified":"2020-05-04T23:29:43","modified_gmt":"2020-05-04T20:29:43","slug":"weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaan rasmi ah lagu sameynayo tacadi maanta degmada Waaberi loogu geystay Weryaal ka tirsan Idaacadda iyo TV-ga Shabeelle.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Warfaafinta XFS waxaa ay cadaynaysaa in ay ka xuntahay nuuc kasta oo tacadi ah ee loo gaysto Saxaafadda Soomaaliyeed.Wasaaraddu waxeey ka warhaysaa cabshada hawl-wadeeno ka tirsan Idaacadda Shabelle oo sheegay in maanta ay tacaddi kala kulmeen maamulka degmada Waabari\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Warkan waxaa lagu sheegay in wasaaradda warfaafintu ay arintaas xiriir kala sameysay maamulka gobolka Banaadir, isla markaana baaritaan rasmi ah lagu sameyn doono.<\/p>\n<p>\u201cWasaaraddu waxeey xiriir lasamaysay maamulka Gobalka Banaadir, baaris rasmi ah ayaana lagu samaynayaa dhacdadaas si sharciga loo mariyo ciddii gaysatay. Markale Wasaaraddu waxeey cadaynaysaa in ay ka xuntahay nuuc kasta oo tacadi ah ee loo gaysto Saxaafadda mana loo dulqaadandoono\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Weriye Safiyo Aadan Cusmaan oo ka tirsan Telefishinka Shabelle iyo Camera Man Gacal ayaa lagu jir dilay xarunta degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, Isniintii maanta, waxaana soo gaaray dhaawacyo.<\/p>\n<p>Shalay oo ay aheyd 3-da May waxay ku beegneyd maalinta caalamiga ah ee xoriyadda Saxaafadda, waxaa jirtay cabasho badan oo ay soo bandhigeen weriyaasha iyo ururrada saxaafadda Soomaaliya, taas oo ay ka dowaldda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hase yeeshee waxaa weli socda tacadiyada lagu haayo weriyeyaasha, iyadoo maanta oo u dambeysay Gabar iyo Wiil Weriyeyaal ah, kana tirsan howlwadeenada Radio Shabelle lagu lagu jir dilay Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaan rasmi ah lagu sameynayo tacadi maanta degmada Waaberi loogu geystay Weryaal ka tirsan Idaacadda iyo TV-ga Shabeelle. \u201cWasaaradda Warfaafinta XFS waxaa ay cadaynaysaa in ay ka xuntahay nuuc kasta oo tacadi ah ee loo gaysto Saxaafadda Soomaaliyeed.Wasaaraddu waxeey ka warhaysaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145147,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaan rasmi ah lagu sameynayo tacadi maanta degmada Waaberi loogu geystay Weryaal ka tirsan Idaacadda iyo TV-ga Shabeelle. \u201cWasaaradda Warfaafinta XFS waxaa ay cadaynaysaa in ay ka xuntahay nuuc kasta oo tacadi ah ee loo gaysto Saxaafadda Soomaaliyeed.Wasaaraddu waxeey ka warhaysaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-04T20:29:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"494\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/\",\"name\":\"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-04T20:29:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg\",\"width\":720,\"height\":494},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho - Wardoon","og_description":"War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaan rasmi ah lagu sameynayo tacadi maanta degmada Waaberi loogu geystay Weryaal ka tirsan Idaacadda iyo TV-ga Shabeelle. \u201cWasaaradda Warfaafinta XFS waxaa ay cadaynaysaa in ay ka xuntahay nuuc kasta oo tacadi ah ee loo gaysto Saxaafadda Soomaaliyeed.Wasaaraddu waxeey ka warhaysaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-04T20:29:43+00:00","og_image":[{"width":720,"height":494,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/","name":"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg","datePublished":"2020-05-04T20:29:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Weriye-Safa.jpg","width":720,"height":494},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriyaal-maanta-lagu-jir-dilay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145146"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145148,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145146\/revisions\/145148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145147"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}