{"id":145149,"date":"2020-05-04T23:33:57","date_gmt":"2020-05-04T20:33:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145149"},"modified":"2020-05-04T23:33:57","modified_gmt":"2020-05-04T20:33:57","slug":"macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/","title":{"rendered":"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in toogashada loo geystay Macalin dhigi jiray Dugsi Qur\u2019aan, kaas oo si weyn looga yaqiinay magaaladaasi.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa sheegay inay marxuumka dileen rag ku hubeysnaa bistoolado oo falka kadib goobta isaga baxsaday.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee dambeysa dilka loo geystay Macalinka la toogtay, balse Saraakiisha Ciidamada dowladda qaarkood ayaa bixiyay macluumaad sababta dilkaasi la xiriirta.<\/p>\n<p>Macluumaadka ayaa sheegaya in Macalinka uu ka tirsanaan jiray Shabaab, balse uu isaga baxay oo Dugsigan uu furtay, sidaasina Shabaab ay ku beegsadeen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daraya in dilka kadib ay halkaasi gaareen ciidamo ka tirsan kuwa Booliska, balse ma jirto illaa iyo hadda cid loo soo qabtay dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Dhanka kale weli wax hadal ah kama soo baxay maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ee gobolka Shabeelaha Hoose<\/p>\n<p>Afgooye ayaa waxaa inta badan ka dhaca falal liddi ku ah nabad-geliyada, kuwaas oo u badan dilal qorsheysan oo ay qaarkood fuliyaan dagaalyahanada Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in toogashada loo geystay Macalin dhigi jiray Dugsi Qur\u2019aan, kaas oo si weyn looga yaqiinay magaaladaasi. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay inay marxuumka dileen rag ku hubeysnaa bistoolado oo falka kadib goobta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145150,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in toogashada loo geystay Macalin dhigi jiray Dugsi Qur\u2019aan, kaas oo si weyn looga yaqiinay magaaladaasi. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay inay marxuumka dileen rag ku hubeysnaa bistoolado oo falka kadib goobta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-04T20:33:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/\",\"name\":\"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-04T20:33:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg\",\"width\":640,\"height\":441},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in toogashada loo geystay Macalin dhigi jiray Dugsi Qur\u2019aan, kaas oo si weyn looga yaqiinay magaaladaasi. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay inay marxuumka dileen rag ku hubeysnaa bistoolado oo falka kadib goobta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-04T20:33:57+00:00","og_image":[{"width":640,"height":441,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/","name":"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg","datePublished":"2020-05-04T20:33:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goobtii-uu-Maanta-Qaraxa-ka-Dhacay-ee-Suuqa-Kaawo-Godey-16.jpg","width":640,"height":441},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macallin-dugsi-quraan-oo-xalay-lagu-dilay-afgooye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macallin dugsi Qur\u2019aan oo xalay lagu dilay Afgooye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145149"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145151,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145149\/revisions\/145151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145150"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}