{"id":145185,"date":"2020-05-05T23:19:10","date_gmt":"2020-05-05T20:19:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145185"},"modified":"2020-05-05T23:20:08","modified_gmt":"2020-05-05T20:20:08","slug":"145185","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/","title":{"rendered":"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kulan ay wada qaateen wasaaradaha waxbarashada heer federaal, heer dowlad goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulankaas waxaa lagu sheegay war-saxaafadeedka in lagu gorfeeyey saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay geedi socodka waxbarashada iyo sida laga yeelayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkan.<\/p>\n<p>Illa afar qodob ayaa laga soo saaray kulanka dhex maray wasaaradaha waxbarashada dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, kuwaas oo ay isku raaceen dhinacyadu, waxayna kala yihiin qodobadaas.<\/p>\n<p>In imtixaanka shahaadiga ah, fasalka 12aad ee dugsiga sare ay mas\u2019uuliyadda diyaarintiisa iyo qaadistiisa ay leedahay wasaaradda waxbarashada heer federaal, iyada oo la kaashaneysa heer dowlad goboleed iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Imtixaanka shahaadiga ah, fasalka 8aad ee dugsiga dhexe inay mas\u2019uuliyadda diyaarintiisa iyo qadistiisa leeyihiin wasaaradaha waxbarashada ee heer dowlad goboleed iyo gobolka Banaadir, iyaga oo la kaashanaya wasaaradda waxbarashada heer federaal.<\/p>\n<p>In go\u2019aan laga gaari doono sida iyo goorta la qaadi doono imtixaanka labada heer ee 30-ka bisha Juun 2020, iyada oo go\u2019aankaas lagu saleyn doono, sida ay xaaladda dalku noqoto iyo sida uu caalamku uga adkaado xanuunka saf-mareenka ah ee Coronavirus.<\/p>\n<p>In laga wada shaqeeyo la iskana kaashado badbaadinta goobaha waxbarashada dalka, iyada oo xoogga la saarayo ilaalinta mustaqbalka waxbarashada dalka, iyo raadinta xuquuqda macalimiinta Soomaaliyeed mudada dugsiyada waxbarashadu ay Coronavirus dartiis u xiranyihiin, macalimiintaas oo an aaminsanahay inay laf-dhabar u yihiin waxbarashada dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii qoraalkan waxaa lagu yiri, \u201cWasaaradaha waxbarashada heer federal, heer dowlad goboleed iyo gobolka Banaadir waxay uga mahad celinayaan dhamaan bahda waxbarashada qeybeheeda kala duwan, fulinta talooyinka bahda caafimaadka dalka, iyo ka qeyb qaadashada wacyi-gelinta bulshada, sidii looga hortegi lahaa cudurka fas-mareenka ah ee COVID-19.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145186\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/warsaxaafadeed.jpg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/warsaxaafadeed.jpg 845w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/warsaxaafadeed-235x300.jpg 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/warsaxaafadeed-801x1024.jpg 801w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/warsaxaafadeed-768x982.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/warsaxaafadeed-696x890.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/warsaxaafadeed-329x420.jpg 329w\" sizes=\"(max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kulan ay wada qaateen wasaaradaha waxbarashada heer federaal, heer dowlad goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir. Kulankaas waxaa lagu sheegay war-saxaafadeedka in lagu gorfeeyey saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay geedi socodka waxbarashada iyo sida laga yeelayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkan. Illa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145187,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kulan ay wada qaateen wasaaradaha waxbarashada heer federaal, heer dowlad goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir. Kulankaas waxaa lagu sheegay war-saxaafadeedka in lagu gorfeeyey saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay geedi socodka waxbarashada iyo sida laga yeelayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkan. Illa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-05T20:19:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-05T20:20:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/\",\"name\":\"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png\",\"datePublished\":\"2020-05-05T20:19:10+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-05T20:20:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga - Wardoon","og_description":"Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kulan ay wada qaateen wasaaradaha waxbarashada heer federaal, heer dowlad goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir. Kulankaas waxaa lagu sheegay war-saxaafadeedka in lagu gorfeeyey saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay geedi socodka waxbarashada iyo sida laga yeelayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkan. Illa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-05T20:19:10+00:00","article_modified_time":"2020-05-05T20:20:08+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/","name":"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png","datePublished":"2020-05-05T20:19:10+00:00","dateModified":"2020-05-05T20:20:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Goodax-Barre-1.png","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/145185\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir goodax oo soo saaray go\u2019aano la xiriira imtixaanka shahaadiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145185"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145185"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145189,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145185\/revisions\/145189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145187"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}