{"id":145216,"date":"2020-05-06T05:12:07","date_gmt":"2020-05-06T02:12:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145216"},"modified":"2020-05-06T05:12:07","modified_gmt":"2020-05-06T02:12:07","slug":"haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/","title":{"rendered":"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145217\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"660\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Haweeney ayaa sheegtay inay ka faa&#8217;iidday cudurka coronavirus oo ku dhacay, uuna nafteeda badbaadiyay, kaddib markii dhakhaatiirtii Covid-ka ay ogaadeen inay xanuun ku dhaca wadnaha oo halis ah.<\/p>\n<p>Angela Schlegel waxaa isbitaalka la dhigay 11 maalmood kaddib markii ay kasoo muuqdeen calaamadaha coronavirus.<\/p>\n<p>Xaaladdeeda wadna xanuunka &#8211; oo dhakhaatiirtu ay sheegeen inay u dhiman kartay &#8211; waxaa la ogaaday markii la geeyay qeybta daryeelka gaarka ah ee loo yaqaanno ICU-da, ee isbitaalka Royal Brompton, oo ku yaalla magaalada London.<\/p>\n<p>Gabadhan 36 jirka ah waxay tiri: &#8220;Aad baan u argagaxay markii la ii sheegay in wadnaheyga uusan u shaqeyneynin sidii loo baahnaa.&#8221;<\/p>\n<p>Waxaa horay loo geeyay isbitaallada Chelsea iyo Westminster, 22-kii March, halkaasoo baaritaannadii lagu sameeyay ay muujiyeen cilladda sambabadeeda iyo wadnaheeda.<\/p>\n<p>Waxaa durbadiiba loo gudbiyay isbitaalka weyn ee Royal Brompton, waxaana loo billaabay dawooyinka ku haboon xanuunnadeeda halista ah.<\/p>\n<p>Cudurka la ogaaday inay qabto &#8211; oo dhif ugu dhaca dadka &#8211; ayaa sababi kara inay waxyeello burbur ah gaarto unugyada jirka, wadnaha, sambabbada, kalagoysyada iyo neerfayaasha.<\/p>\n<p>Ms Schlegel waxay sheegtay inay muddo 2 sano ah dhakhaatiirta ugu tageysay xanuunka neefta oo ay qabtay, &#8220;laakiin waligeed aysan ka warhelin xaaladda khatarta ah ee uu ku sugnaa wadnaheeda&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Haddii xanuunka aan qabay aan dhakhso la iga daaweyn lahayd waxaan qarna u saarnaa inaan dhinto,&#8221; ayey tiri.<\/p>\n<p>&#8220;Coronavirus ayaa igu abuurayay walwal badan iyo naxdin, wadnaheygana wuxuu dareemayay cadaadis badan, sidaas darteedna dhakhaatiirtu waxay ii sheegeen inuu sii xoojiyay xanuunkii jirkeyga ku qarsanaa.<\/p>\n<p>&#8220;Wuxuu badbaadiyay nolosheyda dambe, laakiin hadda coronavirus wuxuu ku dhawaaday inuu i dilo.&#8221;<\/p>\n<p>Ms Schlegel, oo shan isbuuc ku jirtay isbitaalka, waxay howl-wadeennada laanta adeegga caafimaadka ee NHS ku tilmaantay &#8220;mid aad u wanaagsan&#8221;, maadaama ay ku dadaaleen badbaadinteeda.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah dhakhaatiirtii ay la kulantay, oo lagu magacaabo Dr Pugan Patel, ayaa BBC-da u sheegay in caafimaadka ay heshay Ms Schlegel uu &#8220;saameyn aad u ballaaran&#8221; ku yeeshay niyadda shaqaalaha caafimaadka.<\/p>\n<p>&#8220;Marka aad aragto bukaan lugihiisa ku istaagay oo dhoollacaddeynaya saameyn weyn ayey kugu yeelaneysaa,&#8221; ayuu yiri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney ayaa sheegtay inay ka faa&#8217;iidday cudurka coronavirus oo ku dhacay, uuna nafteeda badbaadiyay, kaddib markii dhakhaatiirtii Covid-ka ay ogaadeen inay xanuun ku dhaca wadnaha oo halis ah. Angela Schlegel waxaa isbitaalka la dhigay 11 maalmood kaddib markii ay kasoo muuqdeen calaamadaha coronavirus. Xaaladdeeda wadna xanuunka &#8211; oo dhakhaatiirtu ay sheegeen inay u dhiman kartay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145217,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145216","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haweeney ayaa sheegtay inay ka faa&#8217;iidday cudurka coronavirus oo ku dhacay, uuna nafteeda badbaadiyay, kaddib markii dhakhaatiirtii Covid-ka ay ogaadeen inay xanuun ku dhaca wadnaha oo halis ah. Angela Schlegel waxaa isbitaalka la dhigay 11 maalmood kaddib markii ay kasoo muuqdeen calaamadaha coronavirus. Xaaladdeeda wadna xanuunka &#8211; oo dhakhaatiirtu ay sheegeen inay u dhiman kartay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-06T02:12:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/\",\"name\":\"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-06T02:12:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg\",\"width\":660,\"height\":660},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda - Wardoon","og_description":"Haweeney ayaa sheegtay inay ka faa&#8217;iidday cudurka coronavirus oo ku dhacay, uuna nafteeda badbaadiyay, kaddib markii dhakhaatiirtii Covid-ka ay ogaadeen inay xanuun ku dhaca wadnaha oo halis ah. Angela Schlegel waxaa isbitaalka la dhigay 11 maalmood kaddib markii ay kasoo muuqdeen calaamadaha coronavirus. Xaaladdeeda wadna xanuunka &#8211; oo dhakhaatiirtu ay sheegeen inay u dhiman kartay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-06T02:12:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":660,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/","name":"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg","datePublished":"2020-05-06T02:12:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/112107534_e9eaab83-0c26-4081-816a-92ba9177877b.jpg","width":660,"height":660},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-sheegtay-in-coronavirus-badbaadiyay-nafteeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Haweeney sheegtay in Coronavirus badbaadiyay nafteeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145216"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145216"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145218,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145216\/revisions\/145218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145217"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}