{"id":145228,"date":"2020-05-06T23:03:58","date_gmt":"2020-05-06T20:03:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145228"},"modified":"2020-05-06T23:03:58","modified_gmt":"2020-05-06T20:03:58","slug":"itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale"},"content":{"rendered":"<p>Millatariga dalka Itoobiya ayaa ka hadlay eedeynta loogu jeediyay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl-galada midowga afrika ee AMISOM ay soo rideen diyaarad galabnimadii Isniintii.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya oo saldhig ciidan ku leh nawaaxiga madaarka diyaaradaha magaalada Bardaale ayaa lagu eedeyay inay soo rideen diyaarad siday gargaar caafimaad oo kasoo duushay magaalada Muqdisho, xili ay muujinayaan muuqaalo uu duubay Satellite-ku inay diyaarada ku dhacday walax, iyada oo cago dhigan rabta madaarkaasi.<\/p>\n<p>Gaashaanle sarre Mohamed Tessema oo ah madaxa xiriirka warbaahinta ee ciidamada Itoobiya ayaa si cad u sheegay inuusan war u hayn oo uusan maqlin xog ku saabsan in diyaarada xamuula ay soo rideen ciidamadoodu.<\/p>\n<p>Tessema oo si kooban uga hadlay arrinkaasi, ayaa u muuqda mid gebi ahaanba diidan eedeynta loogu jeediyay inay ciidamadoodu soo rideen diyaarada, maadama ay degan yihiin meel aan wax badan ka fogeyn madaarka ay soo cago dhiganeysay diyaaradaasi.<\/p>\n<p>Diyaaradaasi ayaa waxa ku geeriyooday lix qof oo saarna, oo labo kamid ah ay yihiin muwaadiniin Soomaaliyeed, halka inta kale lagu sheegay Ajaaniib.<\/p>\n<p>Weli waxa socda baaris ku aadan diyaaradaasi ku burburtaay Bardaale, inkasta oo xogaha hordhaca ah ay muujinayaan inay lug weyn ku leeyihiin ciidamada Itoobiya ee ag dagan madaarkaasi, walow aysan jirin warbixin si rasmiya u cadeynaysa eedeyntaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Millatariga dalka Itoobiya ayaa ka hadlay eedeynta loogu jeediyay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl-galada midowga afrika ee AMISOM ay soo rideen diyaarad galabnimadii Isniintii. Ciidamada Itoobiya oo saldhig ciidan ku leh nawaaxiga madaarka diyaaradaha magaalada Bardaale ayaa lagu eedeyay inay soo rideen diyaarad siday gargaar caafimaad oo kasoo duushay magaalada Muqdisho, xili [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145229,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Millatariga dalka Itoobiya ayaa ka hadlay eedeynta loogu jeediyay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl-galada midowga afrika ee AMISOM ay soo rideen diyaarad galabnimadii Isniintii. Ciidamada Itoobiya oo saldhig ciidan ku leh nawaaxiga madaarka diyaaradaha magaalada Bardaale ayaa lagu eedeyay inay soo rideen diyaarad siday gargaar caafimaad oo kasoo duushay magaalada Muqdisho, xili [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-06T20:03:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/\",\"name\":\"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-06T20:03:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale - Wardoon","og_description":"Millatariga dalka Itoobiya ayaa ka hadlay eedeynta loogu jeediyay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl-galada midowga afrika ee AMISOM ay soo rideen diyaarad galabnimadii Isniintii. Ciidamada Itoobiya oo saldhig ciidan ku leh nawaaxiga madaarka diyaaradaha magaalada Bardaale ayaa lagu eedeyay inay soo rideen diyaarad siday gargaar caafimaad oo kasoo duushay magaalada Muqdisho, xili [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-06T20:03:58+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/","name":"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg","datePublished":"2020-05-06T20:03:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohamed-Tessema.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-ka-hadashay-diyaaraddii-ay-kusoo-rideen-bardaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo ka hadashay diyaaraddii ay kusoo rideen Bardaale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145228"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145230,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145228\/revisions\/145230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145229"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}