{"id":145234,"date":"2020-05-06T23:16:19","date_gmt":"2020-05-06T20:16:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145234"},"modified":"2020-05-06T23:16:19","modified_gmt":"2020-05-06T20:16:19","slug":"wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/","title":{"rendered":"Wasiir  Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa ka war bixiyey waxa illaa hadda u qabsoomay wafdigii uu hogaaminayey ee shalay galab gaaray magaalada Bardaale ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku soo dhacday diyaarad ay laheyd shirkadda African Express.<\/p>\n<p>Wafdigaas oo ka kala socday dowladda federaalka, maamulka Koonfur Galbeed iyo safiirrada Kenya iyo Itoobiya u jooga Soomaaliya ayaa halkaas u gaaray sidii ay baaritaan ugu bilaabi lahaayeen sababtii ka dambeysay inay soo dhacdo diyaadii African Express ee Bardaale gargaarka caafimaad u siday.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo la hadlay VOA ayaa sheegay inay gaareen halkii ay ku soo dhacday diyaaradu iyaga oo wata quburo ku xeel dheer baaritaanka shilalka nuucaan ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la kulanay dadkii meesha uu shilku ka dhacay joogay, durbadiiba aagaas waa la xiray si loo dhowro raadka shilkii dhacay, waxii loo baahnaa oo la baari lahaana meesha ayey yaalaan, anaguna warbixin ayaan kasoo diyaarinay, marka hada waxaan sugeynaa in labada wadan ee Kenya iyo Itoobiya ay si buuxda noogu soo biiraan, si loo sameeyo baaritaan daah furan,\u201d ayuu yiri Wasiir Oomaar.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay inay ku dadaalayaan in lasoo saaro warbixin dhameystiran oo ku saabsan sidii uu shilkaasi u dhacay, isla markaana warbixinta ay kasoo diyaariyeen goobta ay ku wareejin doonaan dadka taqasuska u leh ee seddaxda dowladood ay u xil saartaan baaritaanka arintan.<\/p>\n<p>Illaa hadda waxa uu sheegay in aysan helin xaqiiqada ku saabsan waxa soo riday diyaaradda, balse waxa uu xusay inay arkeen Sanduuqii madoobaa ee diyaaradda iyo Rikoorka codka duuba, kuwaas oo laga ogaan karo sababta ka dambeysay inay soo dhacdo diyaaradu, qalabkaasna waxa uu sheegay in haatan lagu waardiyeynayo goobtii uu shilku ka dhacay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir Oomaar ayaa sheegay in aysan weli waxaba ka weydiin ciidamada Itoobiya oo saldhig ku leh garoonka Bardaale arintan, kuwaas oo lagu tuhmayo inay soo rideen diyaaradda, waxuuna ka gaabsaday wararka sheegaya in wax dhulka laga soo riday ay diyaaradda ku dhaceen<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5408279.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa ka war bixiyey waxa illaa hadda u qabsoomay wafdigii uu hogaaminayey ee shalay galab gaaray magaalada Bardaale ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku soo dhacday diyaarad ay laheyd shirkadda African Express. Wafdigaas oo ka kala socday dowladda federaalka, maamulka Koonfur Galbeed iyo safiirrada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145235,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145234","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa ka war bixiyey waxa illaa hadda u qabsoomay wafdigii uu hogaaminayey ee shalay galab gaaray magaalada Bardaale ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku soo dhacday diyaarad ay laheyd shirkadda African Express. Wafdigaas oo ka kala socday dowladda federaalka, maamulka Koonfur Galbeed iyo safiirrada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-06T20:16:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/\",\"name\":\"Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-06T20:16:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD - Wardoon","og_description":"Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa ka war bixiyey waxa illaa hadda u qabsoomay wafdigii uu hogaaminayey ee shalay galab gaaray magaalada Bardaale ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku soo dhacday diyaarad ay laheyd shirkadda African Express. Wafdigaas oo ka kala socday dowladda federaalka, maamulka Koonfur Galbeed iyo safiirrada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-06T20:16:19+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/","name":"Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg","datePublished":"2020-05-06T20:16:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/wasiir-Oomaar.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-oomaar-oo-ka-hadlay-diyaaraddii-ku-dhacday-bardaale-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145234"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145236,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145234\/revisions\/145236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145235"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}