{"id":145292,"date":"2020-05-07T23:43:27","date_gmt":"2020-05-07T20:43:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145292"},"modified":"2020-05-07T23:43:27","modified_gmt":"2020-05-07T20:43:27","slug":"qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka caafimaadka Puntland ayaa sheegay in labo Xubno ka mid ah Golaha wasiiradda Puntland laga helay Covid-19.<\/p>\n<p>Labadaan xubnood ayaa qeyb ka ah sideed qof oo maanta laga helay cudurka ka dib markii baaritaan lagu sameeyay 22 Qof.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadku ma shaacin xog intaas ka badan oo ku saabsan wasiiradda laga helay cudurka Covid19, balse wuxuu sheegay in xaaladooda caafimaad ay wanaagsan tahay.<\/p>\n<p>Dadka helay cudurka ayaa 4 kamid ah laga diiwaan galiyay magaalada Qardho. Gaalkacyo ayaa labo xaaladood laga helay halka labada kalena laga helay Garowe.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay in dad badan oo lagu arkay calaamadaha Covid19 ay ku dhinteen Bosaso iyo meelo kale iyagoo aan wax baaritaan ah marin.<\/p>\n<p>Tirada guud ee dadka qaba cudurka Coronavirus ayaa gaartay 59, halka dhimashadu marayso labo qof.<\/p>\n<p>Qofkii labaad ayaa maanta u geeriyooday cudurka, wuxuuna ahaa kormeerihii wasaaradda waxbarashada Puntland ee Gobolka Nugaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka caafimaadka Puntland ayaa sheegay in labo Xubno ka mid ah Golaha wasiiradda Puntland laga helay Covid-19. Labadaan xubnood ayaa qeyb ka ah sideed qof oo maanta laga helay cudurka ka dib markii baaritaan lagu sameeyay 22 Qof. Wasiirka caafimaadku ma shaacin xog intaas ka badan oo ku saabsan wasiiradda laga helay cudurka Covid19, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145293,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka caafimaadka Puntland ayaa sheegay in labo Xubno ka mid ah Golaha wasiiradda Puntland laga helay Covid-19. Labadaan xubnood ayaa qeyb ka ah sideed qof oo maanta laga helay cudurka ka dib markii baaritaan lagu sameeyay 22 Qof. Wasiirka caafimaadku ma shaacin xog intaas ka badan oo ku saabsan wasiiradda laga helay cudurka Covid19, balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-07T20:43:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"name\":\"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2020-05-07T20:43:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png\",\"width\":660,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus - Wardoon","og_description":"Wasiirka caafimaadka Puntland ayaa sheegay in labo Xubno ka mid ah Golaha wasiiradda Puntland laga helay Covid-19. Labadaan xubnood ayaa qeyb ka ah sideed qof oo maanta laga helay cudurka ka dib markii baaritaan lagu sameeyay 22 Qof. Wasiirka caafimaadku ma shaacin xog intaas ka badan oo ku saabsan wasiiradda laga helay cudurka Covid19, balse [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-07T20:43:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/","name":"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png","datePublished":"2020-05-07T20:43:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-15.png","width":660,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wasiiradda-puntland-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar kamid ah wasiiradda Puntland oo laga helay Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145292"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145294,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145292\/revisions\/145294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145293"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}