{"id":145386,"date":"2020-05-10T02:56:52","date_gmt":"2020-05-09T23:56:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145386"},"modified":"2020-05-10T02:56:52","modified_gmt":"2020-05-09T23:56:52","slug":"taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/","title":{"rendered":"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Guud ee ciidamada Galmudug ayaa ka hadlay war uu sheegay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dhuusamreeb ee ah in Taliska uu xabsiga kasii daayay xubno ka tirsan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa beeniyay warka laga soo xigtay taliyaha, wuxuuna ka dhawaajiyay in laga doonayo caddeymo ku aadan hadalkii uu warbaahinta u sheegay.<\/p>\n<p>Taliska Galmudug ayaa sidoo kale sheegay in maamulka uu dagaal kula jiro Al-Shabaab, waana sababta aysan suuragal u aheyn in ruux loo tuhunsan yahay Al-Shabaabnimo laga sii daayo xabsiga, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>Taliyahii saxaafadda la wadaagay warkaan miisaanka leh ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu u hayay, wuxuuna is casilaadiisa ku eedeeyay in shaqsiyaad dambiyo kala duwan xabsiga ugu xirnaa iney sii daayeen Saraakiil isaga ka sarreysa.<\/p>\n<p>Dhamme Burhaan Axmed wuxuu ku adkeystay iney mudooyinkii lasoo dhaafay soo xireen Shabakado la tuhunsan yahay, balse xabsiga laga sii daayay iyadoo ay socoto baarista dambiyadooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iiyF1yYRa5g\" width=\"849\" height=\"472\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Guud ee ciidamada Galmudug ayaa ka hadlay war uu sheegay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dhuusamreeb ee ah in Taliska uu xabsiga kasii daayay xubno ka tirsan Al Shabaab. Gaashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa beeniyay warka laga soo xigtay taliyaha, wuxuuna ka dhawaajiyay in laga doonayo caddeymo ku aadan hadalkii uu warbaahinta u sheegay. Taliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145387,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Guud ee ciidamada Galmudug ayaa ka hadlay war uu sheegay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dhuusamreeb ee ah in Taliska uu xabsiga kasii daayay xubno ka tirsan Al Shabaab. Gaashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa beeniyay warka laga soo xigtay taliyaha, wuxuuna ka dhawaajiyay in laga doonayo caddeymo ku aadan hadalkii uu warbaahinta u sheegay. Taliska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-09T23:56:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/\",\"name\":\"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\",\"datePublished\":\"2020-05-09T23:56:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\",\"width\":683,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video - Wardoon","og_description":"Taliska Guud ee ciidamada Galmudug ayaa ka hadlay war uu sheegay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dhuusamreeb ee ah in Taliska uu xabsiga kasii daayay xubno ka tirsan Al Shabaab. Gaashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa beeniyay warka laga soo xigtay taliyaha, wuxuuna ka dhawaajiyay in laga doonayo caddeymo ku aadan hadalkii uu warbaahinta u sheegay. Taliska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-09T23:56:52+00:00","og_image":[{"width":683,"height":394,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/","name":"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","datePublished":"2020-05-09T23:56:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","width":683,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliska-booliska-gal-mudug-ayaa-beeniyay-war-ku-saabsan-in-rag-ka-tirsan-alshabaab-lasii-daayay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliska Booliska Gal-mudug ayaa beeniyay war ku saabsan in Rag ka tirsan Alshabaab lasii daayay +Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145386"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145388,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145386\/revisions\/145388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}