{"id":145453,"date":"2020-05-12T02:34:05","date_gmt":"2020-05-11T23:34:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145453"},"modified":"2020-05-12T02:34:05","modified_gmt":"2020-05-11T23:34:05","slug":"turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/","title":{"rendered":"Turkiga  oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan  Jeneral Khalifa Haftar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg\" alt=\"\" width=\"933\" height=\"622\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg 933w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 933px) 100vw, 933px\" \/>Turkey ayaa Axaddii sheegtay inay ciidamada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Haftar ka dhigan doonto \u201cbartilmaameed sharci ah\u201d, haddii ay sii socdaan \u201cweerarada ka dhanka ah\u201d danaheeda iyo howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Libya.<\/p>\n<p>Turkey ayaa waxay taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ay isku dayeyso inay iska caabiso weerarada kaga imanaya maleeshiyada Haftar.<\/p>\n<p>Ankara ayaa cidamada Haftar, oo ay taageeraan Imaaraadka, Masar iyo Ruushka, u aragta inay yihiin \u201ckuwa afgambi doonaya\u201d.<\/p>\n<p>\u201cHaddii howlgalladeena iyo danaheena Libya la bartilmaameedsado, waxaan u arki doonaa ciidamada Haftar bartilmaameed sharci ah,\u201d waxaa sidaas lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda, oo sidoo kale lagu cambaareeyey QM inaysan tallaabo ka qaadin weerarada Haftar.<\/p>\n<p>Waa wax aan la aqbali karin in QM ay kasii aamusnaato dilalkan,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka, oo intaas ku daray \u201cDalalka taageerada militari, tan maaliyadeed iyo midda siyaasadeed siinaya Haftar ayaa ka mas\u2019uul ah dhibka ay marayaan shacabka Libya iyo qaska iyo xasilooni darrada la geliyey dalka.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibedda Turkey waxa kale oo ay sheegtay in weerarada garoonka diyaaradha Mitiga ee magaalada Tripoli lagu qaaday Sabtidii ay yihiin dambiyo dagaal.<\/p>\n<p>Khamiistii, Turkey iyo Italy ayaa sheegay in aagga safaaradahooda Tripoli lagu soo duqeeyey hoobiyeyaal. Afhayeen u hadlay ciidamada Haftar ayaa beeniyey inay mas\u2019uul ka ahaayeen duqeymaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkey ayaa Axaddii sheegtay inay ciidamada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Haftar ka dhigan doonto \u201cbartilmaameed sharci ah\u201d, haddii ay sii socdaan \u201cweerarada ka dhanka ah\u201d danaheeda iyo howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Libya. Turkey ayaa waxay taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ay isku dayeyso inay iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145454,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Turkey ayaa Axaddii sheegtay inay ciidamada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Haftar ka dhigan doonto \u201cbartilmaameed sharci ah\u201d, haddii ay sii socdaan \u201cweerarada ka dhanka ah\u201d danaheeda iyo howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Libya. Turkey ayaa waxay taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ay isku dayeyso inay iska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-11T23:34:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"933\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"622\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/\",\"name\":\"Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-11T23:34:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg\",\"width\":933,\"height\":622},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar - Wardoon","og_description":"Turkey ayaa Axaddii sheegtay inay ciidamada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Haftar ka dhigan doonto \u201cbartilmaameed sharci ah\u201d, haddii ay sii socdaan \u201cweerarada ka dhanka ah\u201d danaheeda iyo howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Libya. Turkey ayaa waxay taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ay isku dayeyso inay iska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-11T23:34:05+00:00","og_image":[{"width":933,"height":622,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/","name":"Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg","datePublished":"2020-05-11T23:34:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar.jpg","width":933,"height":622},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-dhaar-ku-martay-inay-kataqalusi-doonaan-jeneral-khalifa-haftar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo dhaar ku martay inay kataqalusi doonaan Jeneral Khalifa Haftar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145453"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145455,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145453\/revisions\/145455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145454"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}