{"id":145468,"date":"2020-05-12T23:34:12","date_gmt":"2020-05-12T20:34:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145468"},"modified":"2020-05-12T23:34:12","modified_gmt":"2020-05-12T20:34:12","slug":"amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/","title":{"rendered":"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145470\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg\" alt=\"\" width=\"1400\" height=\"1050\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg 1400w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-1068x801.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 1400px) 100vw, 1400px\" \/><\/p>\n<p>Qoraal uu Twitter-kiisa ka tir-tiray Aaasinka guud ee xabsiyadda Sucuudi Caraniya ayaa abuuray walaac ku saabsan xaalada caafimaad iyo nolosha dhaxal sugihii hore Maxamed Bin Nayef.<\/p>\n<p>Maamulaha xabsiga boqortooyadda ayaa qoraal uu Axaddi ku soo qoray twitter-ka oo uu ugu Jawaabay warar sheegayey in dhaxal sugihii hore uu dhintay waxaa uu ku yiri:<\/p>\n<p>\u201cAgaasinka guud ee Xabsiyadda waxa uu beeninayaa wararka sheegaya geerida Amiir Maxamed bin Nayef bin Cabdulaziz Ala Sacuud waxaaana uu xaqiijinayaa in uu ku dhacay wadne xanuun, haddana loo wareejiyay qaybta daryeelka deg-degga ah.\u201d<\/p>\n<p>\u201cShaqaale caafimaad oo taqasusi ah ayaa la socda caafimaadka Amiiir Maxamed bin Nayed marwalba,\u201d ayuu qoraalkiisa ku daray.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145469\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-26.png\" alt=\"\" width=\"606\" height=\"670\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-26.png 606w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-26-271x300.png 271w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-26-380x420.png 380w\" sizes=\"(max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qoraalkaaas twitter-ka islamarkiiba waa la tiray, agaasinka xabsiyaduna waxaa uu sheegay in akoonkiisa twitter-ka la jabsaday.<\/p>\n<p>Macnaha: Agaasinka guud ee xabsiyada waxa uu dib u helay twitter-kiisa kadib markii la jabsaday.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan jeclaanlahayn in aan xusno in akoonka Twitter-ka ee agaasinka xabsiyada la jabsaday Axaddi 10\/5\/2020 qoraallo qaldanna lagu so qoray,\u201d ayaa lagu sheegay war uu soo saaray maamulka xabsiyadda.<\/p>\n<p>Waxaa rali gelin la siiyay taageerayaasha agaasinka, waxaana uu agaasinku balan qaaday \u201cin uu qaaadayo talaabooyinka sharci ee lagama maarmaanka ah si loo baaro dhacdada islamarkaana la qaadayo talaabo ka dhan kuwa dambiga masuulka ka ah.\u201d<\/p>\n<p>Hase yeeshee sheekada jabsashada ayaa loo arkay mid lagu daboolayo xaqiiqda ah inuu fakaday war ku saabsan xaaladda caafimaad iyo nolosha Maxamed Bin Nayef.<\/p>\n<p>Maxamed Bin Nayef oo ah Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha abtina uu u yahay Boqor Salmaan, waxaa la rumeysan yahay in la xiray bishii March kadib markii Maxamed bin Salmaan saraakiil sare ka eryay boqortooyadda Sacuudiga.<\/p>\n<p>Amiirka xiran waxaa loo magacaabay inuu noqdo dhaxal-sugaha boqorooyadda sanadkii 2015-kii, laakiin boqor Salmaan ayaa Maxamed bin Salmaan ku bedelay sanadkii 2017-kii.<\/p>\n<p>Kadib markii dhaxaltooyadda laga saaray, Maxamed Bin Nayef iyo dadkii ku hareereysnaa waxaa laga xayuubiyay mobile ladii iyo gunooyinkii, waxaana laga mamnuucay in ay safraan.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo la hadlay wargeyska Middle East Eye ayaa shegay in amiirku uu u cadawday saaxiibadiis islamarkaana uu warqad u diray boqorka, taasi oo ku saabsan la bixista gudooniyinka uu boqortooyadda ku lahaa.<\/p>\n<p>Dad xuquuqda aadanana u ololeeya iyo kuwa isticmala baraha bulshadda ayaa muujiyay walaaca ay ka qaabaan caafimaadka iyo nolosha amiirka iyo waxa sababay dhacdooyinkii u dambeeyay.<\/p>\n<p>Turki Shalhoub oo u dooda xuquuqul insaanka ayaa weydiiyay madaxda xabsiga hadii wadna xanuunka la sheegayo uu horudhac u yahay \u201cin Bin Nayef meesha laga saaro inta uu xabsiga ku jiro\u201d. Waxaa uu su\u2019aal ka kenay in amiiradda kale ay dhaqaaqi doonaan iyo in ay qadartooda ka sugi doonaan gacmaha amiirka da\u2019yarka ah [Maxamed Bin Salman].\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal uu Twitter-kiisa ka tir-tiray Aaasinka guud ee xabsiyadda Sucuudi Caraniya ayaa abuuray walaac ku saabsan xaalada caafimaad iyo nolosha dhaxal sugihii hore Maxamed Bin Nayef. Maamulaha xabsiga boqortooyadda ayaa qoraal uu Axaddi ku soo qoray twitter-ka oo uu ugu Jawaabay warar sheegayey in dhaxal sugihii hore uu dhintay waxaa uu ku yiri: \u201cAgaasinka guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145470,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal uu Twitter-kiisa ka tir-tiray Aaasinka guud ee xabsiyadda Sucuudi Caraniya ayaa abuuray walaac ku saabsan xaalada caafimaad iyo nolosha dhaxal sugihii hore Maxamed Bin Nayef. Maamulaha xabsiga boqortooyadda ayaa qoraal uu Axaddi ku soo qoray twitter-ka oo uu ugu Jawaabay warar sheegayey in dhaxal sugihii hore uu dhintay waxaa uu ku yiri: \u201cAgaasinka guud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-12T20:34:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1050\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/\",\"name\":\"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-12T20:34:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg\",\"width\":1400,\"height\":1050},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo - Wardoon","og_description":"Qoraal uu Twitter-kiisa ka tir-tiray Aaasinka guud ee xabsiyadda Sucuudi Caraniya ayaa abuuray walaac ku saabsan xaalada caafimaad iyo nolosha dhaxal sugihii hore Maxamed Bin Nayef. Maamulaha xabsiga boqortooyadda ayaa qoraal uu Axaddi ku soo qoray twitter-ka oo uu ugu Jawaabay warar sheegayey in dhaxal sugihii hore uu dhintay waxaa uu ku yiri: \u201cAgaasinka guud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-12T20:34:12+00:00","og_image":[{"width":1400,"height":1050,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/","name":"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg","datePublished":"2020-05-12T20:34:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Mohammed-bin-Nayef-AFP.jpg","width":1400,"height":1050},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amiir-maxamed-bin-nayef-oo-ladoonayo-inlaqaarijiyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amiir Maxamed Bin Nayef oo ladoonayo inlaqaarijiyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145468"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145471,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145468\/revisions\/145471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}