{"id":145472,"date":"2020-05-12T23:39:58","date_gmt":"2020-05-12T20:39:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145472"},"modified":"2020-05-12T23:39:58","modified_gmt":"2020-05-12T20:39:58","slug":"shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/","title":{"rendered":"Shiikh Cali Dheere oo sheeg  in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145431\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg\" alt=\"\" width=\"900\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg 900w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 900px) 100vw, 900px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage ayaa markii ugu horeysay ka hadlay lacagtii madax-furashada aheyd ee ay ku bedesheen sii-deynta Silvia Romano oo aheyd Gabar Talyaaniga u dhalatay oo muddo sanad iyo bar ka hor kooxdiisu ka soo qafaasheen dalka Kenya, laguna hayey gudaha Somalia.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayey wareysi uu telefonka ku siiyey wargeyska La Repubblica ee ka soo baxa dalka Talyaaniga ayuu Cali dheere ku xaqiijiyey iney qaateen lacagta madax furashada ah, isagoo xusay in loo adeegsan doono in lagu maal-geliyo wax uu ugu yeeray jihaadka ka socda geeska Afrika.<\/p>\n<p>\u201cQeyb ahaan lacagta waxaa loo adeegsan doonaa in lagu soo iibiyo hub, taasoo aan u baahannahay si aan u xoojino jihaadka aanu kula jirno cadowga Islaamka, inta kale ee lacagta kasoo hartana waxaa lagu bixin doonaa iskuullada, waxaa lagu iibin doonaa cunooyin iyo dawooyin la siinayo dadkeena, waxaa lagu tababari doonaa Booliiska ilaaliya kala dambeynta iyo dhaqan-gelinta shareecada\u201d ayuu yiri Cali Dheere oo aan sheegin cadadka lacagta ay madax fursahada u qaateen.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dhowr iyo toban qof ay ka qeyb qaateen afduubka Silvia Romano, balse aysan agaasimin Al-Shabaab iyo masuuliyiinteeda, mana sheegin cida ay ahaayeen dhowr iyo tobanka qof.<\/p>\n<p>\u201cNidaam abuuraya inuu keeno lacag lagu wado shaqooyinka ururka ayey Al-Shabaab leedahay\u201d ayuu yiri afhayeenka oo dhinaca kale sharaxaad ka bixiyey sababta ay si wanaagsan ugula dhaqmeen Silvia.<\/p>\n<p>\u201cSilvia waxay inoo aheyd agab aan ku gorgortono. Waxay sidoo kale ahayd haweeney, anagana haddaan nahay Al-Shabaab xushmad weyn ayaan u haynaa haweenka, waxaan sameynay wax kasta oo aan awoodno si aynan dhib u gaarsiin, sababtoo ah Silvia waxay ahayd la-hayste ee ma ahan maxbuus dagaal. Maxaabiista dagaalka waxaan ku wareejinaa ciidamadeena, si la mid ah waxa ay sameeyaan ciidamada Soomaaliya marka ay qabtaan askari Al-Shabaab ka tirsan .\u201d ayuu yiri afhayeenka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayey sida Silvia Romano u qaadatay shareecada Islaamka iyo kaalinta ay kooxdiisu ku laheyd arrintaas ayuu sheegay inaan lagu qasbin qaadashada diinta islaamka balse ay iyagu u bandhigeen ka dibna ay ku qanacday.<\/p>\n<p>\u201cSilvia Romano inta aan ka warqabo waxay dooratay Islaamka sababtoo ah waxay fahamtay qiimaha diinteena, kadib markii ay aqrisay Qur\u2019aanka karimka ah oo ay ku qanacday\u201d ayuu yiri afhayeenka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Warbaahinta kooxda Al-shabaab taageerta ayaa si weyn u faaqidaysa Islaamnimada ay qaadatay gabadhan Talyaaniga ah ee u afduubneyd iyagoo sheegay in arrintan ay ka dhigan tahay iney labo gool ka dhaliyeen Taliyaaniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage ayaa markii ugu horeysay ka hadlay lacagtii madax-furashada aheyd ee ay ku bedesheen sii-deynta Silvia Romano oo aheyd Gabar Talyaaniga u dhalatay oo muddo sanad iyo bar ka hor kooxdiisu ka soo qafaasheen dalka Kenya, laguna hayey gudaha Somalia. Isagoo ka hadlayey wareysi uu telefonka ku siiyey wargeyska La [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145473,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145472","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage ayaa markii ugu horeysay ka hadlay lacagtii madax-furashada aheyd ee ay ku bedesheen sii-deynta Silvia Romano oo aheyd Gabar Talyaaniga u dhalatay oo muddo sanad iyo bar ka hor kooxdiisu ka soo qafaasheen dalka Kenya, laguna hayey gudaha Somalia. Isagoo ka hadlayey wareysi uu telefonka ku siiyey wargeyska La [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-12T20:39:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"695\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/\",\"name\":\"Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-12T20:39:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg\",\"width\":695,\"height\":400,\"caption\":\"????????????????????????????\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage ayaa markii ugu horeysay ka hadlay lacagtii madax-furashada aheyd ee ay ku bedesheen sii-deynta Silvia Romano oo aheyd Gabar Talyaaniga u dhalatay oo muddo sanad iyo bar ka hor kooxdiisu ka soo qafaasheen dalka Kenya, laguna hayey gudaha Somalia. Isagoo ka hadlayey wareysi uu telefonka ku siiyey wargeyska La [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-12T20:39:58+00:00","og_image":[{"width":695,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/","name":"Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg","datePublished":"2020-05-12T20:39:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG_8DCCBE-CB8344-CB8B79-4F0BC8-0E725B-43AC97.jpg","width":695,"height":400,"caption":"????????????????????????????"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-cali-dheere-oo-sheeg-in-madax-furasho-ka-qaateen-silvia-romano\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shiikh Cali Dheere oo sheeg in Madax furasho ka qaateen Silvia Romano"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145472"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145474,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145472\/revisions\/145474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145473"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}