{"id":145475,"date":"2020-05-12T23:48:31","date_gmt":"2020-05-12T20:48:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145475"},"modified":"2020-05-12T23:48:31","modified_gmt":"2020-05-12T20:48:31","slug":"taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaraal Cabdi Xasan Maxamed (Xjiaar) ayaa waxaa taliye cusub loogu magacaabay ciidamada Booliska dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Janeraal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay xilkaasi, sida lagu sheegay wareegtada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145476\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bishaar1.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"958\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bishaar1.jpg 959w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bishaar1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bishaar1-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bishaar1-768x767.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bishaar1-696x695.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Bishaar1-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/><\/p>\n<p>Bishaar ayaa horay xilal kala duwan uga soo qabtay Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna mar soo noqday taliyihii qeybta Booliska ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu mar soo ahaa taliyihii laanta dambi baarista Booliska ee CID-da, wuxuuna sidoo kale soo qabtay xilal kale.<\/p>\n<p>Ad by Valueimpression<br \/>\nTaliye Bishaar Abshir Geedi ayaa bedalaya Gaashaanle Sare Cabdikariin Xussen Macalin oo xilkaasi hayey wax ka yar saddex bilood, waxaana loo magaacay 22-kii bishii February ee sanadkaan 2020-ka, kadib wareegto ka soo baxsay xafiiska taliye Xijaar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaraal Cabdi Xasan Maxamed (Xjiaar) ayaa waxaa taliye cusub loogu magacaabay ciidamada Booliska dowlad goboleedka Galmudug. Janeraal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay xilkaasi, sida lagu sheegay wareegtada. Bishaar ayaa horay xilal kala duwan uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145387,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaraal Cabdi Xasan Maxamed (Xjiaar) ayaa waxaa taliye cusub loogu magacaabay ciidamada Booliska dowlad goboleedka Galmudug. Janeraal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay xilkaasi, sida lagu sheegay wareegtada. Bishaar ayaa horay xilal kala duwan uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-12T20:48:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\",\"datePublished\":\"2020-05-12T20:48:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png\",\"width\":683,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Wareegto ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaraal Cabdi Xasan Maxamed (Xjiaar) ayaa waxaa taliye cusub loogu magacaabay ciidamada Booliska dowlad goboleedka Galmudug. Janeraal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa loo magacaabay xilkaasi, sida lagu sheegay wareegtada. Bishaar ayaa horay xilal kala duwan uga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-12T20:48:31+00:00","og_image":[{"width":683,"height":394,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","datePublished":"2020-05-12T20:48:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-21.png","width":683,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-booliiska-galmudug-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii booliiska Galmudug oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145475"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145475"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145477,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145475\/revisions\/145477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}