{"id":145485,"date":"2020-05-12T23:57:49","date_gmt":"2020-05-12T20:57:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145485"},"modified":"2020-05-12T23:57:49","modified_gmt":"2020-05-12T20:57:49","slug":"soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145486\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png\" alt=\"\" width=\"952\" height=\"525\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png 952w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-300x165.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-768x424.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-696x385.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-762x420.png 762w\" sizes=\"(max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah caawa ugu dhowaaqday inay bilowday tartanka bixinta shatiga balookyada saliidda laga baarayo ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka batroolka Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa qoraalka uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in maanta la bilaabay tartankaasi, isla markaana uu saamayn doono 7 balook oo ku kala yaalla Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubaland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa intaas ku daray in balookyada lagu tartamayo ay kala yihiin 52,153,164,165,177,178 iyo 204), kuwaas oo lagu maamuli doono xeerka Batroolka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in 130 maal-gashadayaal caalami ah ay ka qeyb-galeen kulan ay dowladda qabatay oo looga dhawaaqay tartanka bixinta shatiyada shidaal sahminta ee toddobada balook.<\/p>\n<p>Balookyadan ayaa waxay maamul goboleedyada ugu kala yaalaan:<\/p>\n<p>Galmudug: 152 iyo 153<br \/>\nHirShabelle: 164 iyo 165<br \/>\nKoonfur Galbeed: 177 iyo 178<br \/>\nJubaland: 204<\/p>\n<p>Qorshahan tartanka shati bixinta ayaa socon doona ilaa bisha Maarso 2021, sida uu sheegay wasiir Hilaal.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay in xogtii laga soo ururiyey ciidda ee ay dowladda Soomaaliya amartay ay muujisay astaan dhiiri-gelin leh oo ah in 15 xirmo oo la qorsheynayo in la baaro ay ku jirto saliid dhan 30 bilyan oo barmiil.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NEMDKq2uVNo\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah caawa ugu dhowaaqday inay bilowday tartanka bixinta shatiga balookyada saliidda laga baarayo ee Soomaaliya. Wasiir ku-xigeenka batroolka Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa qoraalka uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in maanta la bilaabay tartankaasi, isla markaana uu saamayn doono 7 balook oo ku kala yaalla Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145486,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah caawa ugu dhowaaqday inay bilowday tartanka bixinta shatiga balookyada saliidda laga baarayo ee Soomaaliya. Wasiir ku-xigeenka batroolka Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa qoraalka uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in maanta la bilaabay tartankaasi, isla markaana uu saamayn doono 7 balook oo ku kala yaalla Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-12T20:57:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png\",\"datePublished\":\"2020-05-12T20:57:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah caawa ugu dhowaaqday inay bilowday tartanka bixinta shatiga balookyada saliidda laga baarayo ee Soomaaliya. Wasiir ku-xigeenka batroolka Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa qoraalka uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in maanta la bilaabay tartankaasi, isla markaana uu saamayn doono 7 balook oo ku kala yaalla Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-12T20:57:49+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/","name":"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png","datePublished":"2020-05-12T20:57:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large.png","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-billowday-ii-binta-shatiyada-shidaal-baaristavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo billowday ii binta shatiyada shidaal baarista+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145485"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145487,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145485\/revisions\/145487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145486"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}