{"id":145502,"date":"2020-05-13T03:17:30","date_gmt":"2020-05-13T00:17:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145502"},"modified":"2020-05-13T03:17:30","modified_gmt":"2020-05-13T00:17:30","slug":"afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Ruushka ayaa xaqiijisay in tirada dadka uu soo ritey cudurka Coronavirus ay gaartay 232,000 oo ruux iyadoo uu noqoday dalka Ruushka dalka labaad ee ugu badan ee cudurkan uu saameeyay.<\/p>\n<p>24kii saac ee ugu dambeeyay ayaa dadka laga helay cudurkan dalka Ruushka waxa ay gaartay 10,899 ruux waxaana ka mid ah dadkaas afhayeenka Madaxweynaha Ruushka Dmitry Peskov. Hase yeeshee tirada dadka ugu dhintey cudurka Coronavirus ee dalka Ruushka ayaa ah 2,116.<\/p>\n<p>Mr Peskov ayaa u sheegay wakaalada wararka ee TASS in markii ugu dambeysay ee shaqsi ahaan ay kulmaan Madaxweyne Putin ay ahayd bil kahor. Afhayeenka ayaa la dhigey isagoo warbaahinta u xaqiijiyay in la daweynayo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Ruushka Mishustin ayaa laga helay coronavirus labo toddobaad kahor iyadoo sidoo kale wasiirada dhaqanka iyo warshadaha dalka Ruushka laga helay cudurkan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa ku dhowaaqay dabcin dhinaca bandowga ah oo uu hore ugu soo rogay iyadoo shaqaalaha ay dib ugu laabteen xarumahooda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dab ka kacay isbitaal ku yaal magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ruushka ee St Petersburg ayaa waxaa ku dhintey shan ruux oo ka mid ah dadka uu cudurka Covid-19 soo ritey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Ruushka ayaa xaqiijisay in tirada dadka uu soo ritey cudurka Coronavirus ay gaartay 232,000 oo ruux iyadoo uu noqoday dalka Ruushka dalka labaad ee ugu badan ee cudurkan uu saameeyay. 24kii saac ee ugu dambeeyay ayaa dadka laga helay cudurkan dalka Ruushka waxa ay gaartay 10,899 ruux waxaana ka mid ah dadkaas afhayeenka Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145503,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Ruushka ayaa xaqiijisay in tirada dadka uu soo ritey cudurka Coronavirus ay gaartay 232,000 oo ruux iyadoo uu noqoday dalka Ruushka dalka labaad ee ugu badan ee cudurkan uu saameeyay. 24kii saac ee ugu dambeeyay ayaa dadka laga helay cudurkan dalka Ruushka waxa ay gaartay 10,899 ruux waxaana ka mid ah dadkaas afhayeenka Madaxweynaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-13T00:17:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"968\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/\",\"name\":\"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-13T00:17:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg\",\"width\":968,\"height\":681},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus - Wardoon","og_description":"Dowlada Ruushka ayaa xaqiijisay in tirada dadka uu soo ritey cudurka Coronavirus ay gaartay 232,000 oo ruux iyadoo uu noqoday dalka Ruushka dalka labaad ee ugu badan ee cudurkan uu saameeyay. 24kii saac ee ugu dambeeyay ayaa dadka laga helay cudurkan dalka Ruushka waxa ay gaartay 10,899 ruux waxaana ka mid ah dadkaas afhayeenka Madaxweynaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-13T00:17:30+00:00","og_image":[{"width":968,"height":681,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/","name":"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg","datePublished":"2020-05-13T00:17:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/dmitry-peskov.jpg","width":968,"height":681},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-madaxweynaha-ruushka-oo-laga-helay-coronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka oo laga helay Coronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145502"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145504,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145502\/revisions\/145504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145503"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}