{"id":145533,"date":"2020-05-13T23:38:14","date_gmt":"2020-05-13T20:38:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145533"},"modified":"2020-05-13T23:38:14","modified_gmt":"2020-05-13T20:38:14","slug":"xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/","title":{"rendered":"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay"},"content":{"rendered":"<p>Sudan ayaa Talaadadii diiday soo jeedin Dowladda Itoobiya ay ku dooneysay in lagu saxiixo heshiis horudhac ah oo lagu buuxinayo biyo xirenka dhismihiisa lagu muransanyahay ee webiga Nile.<\/p>\n<p>\u201cMa aqbali karo in aan saxiixo heshiiska qabyo qoraalka ah wajigiisa koowaad, sababtoo ah waxaa ku jira dhibaatooyin farsamo iyo kuwo sharci kuwaas oo ay tahay in la saxo,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaaha Sudan Abdalla Hamdok. Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa dhankiisa ku booriyay Hamdok in uu heshiiska saxiixo.<\/p>\n<p>Xukuumadaha Khartuum iyo Qaahira waxaa ay ka cabsi qabaan in biyo-xireenku uu yareeyo biyaha ay ka helaan wabiga Nile marka ay Ethiopia buuxiso bisha July ee sanadkan.<\/p>\n<p>Hamed Saalax, oo Sudan u qaabilsan wadaxaajoodka biyo-xireenka ee uu fududeeyay Maraykanka ayaa sheegay in \u201cinta badan arrintu ay isku xirantahay\u2026 lamana kala saari karo saameynta deegaanka iyo midda bulshada ee mustaqbalka fog.\u201d<\/p>\n<p>Xiisadda ka dhalatay Nile ayaa cirka isku shareertay wixii ka dambeeyay markii Ethiopia ay biyo xireenka jeexday 2011-kii.<\/p>\n<p>Addis Ababa waxaa ay sheegeysaa in biyo xireenku ay muhiim u tahay dhaqaalaheeda, Masarna waxaa ay ka baqaysaa in ay weyn doonto inta badan biyaheeda oo ay ka hesho wabiga Nile.<\/p>\n<p>Sudan waxaa ay rajeyneysaa in webiga ay ka heli doonto koronto ay aad ugu baahan tahay islamarkaana ay xakamayn doonto qul-qulka biyaha.<\/p>\n<p>Waaxda Maaliyadda ee Maraykanka iyo Bangiga Aduunka ayaa sanadkii lasoo dhaafay u dhaqaaqay in ay fududeeyaan wada-hadllada u dhaxeeya sedaxda waddan kadib markii ay ku guul dareysteen wada-hadallo dhex maray.<\/p>\n<p>\u201cWadada kaliya ee lagu gaari karo heshiis dhameys tiran waa dhammaan qaybaha oo ku laabta miiska wada hadallada,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Hamok.<\/p>\n<p>Webiga Nile oo dherarkiisu dhanyahay 6,600 km waxaa uu halbol u yahay biya iyo korontada 10 wadan ee uu maro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sudan ayaa Talaadadii diiday soo jeedin Dowladda Itoobiya ay ku dooneysay in lagu saxiixo heshiis horudhac ah oo lagu buuxinayo biyo xirenka dhismihiisa lagu muransanyahay ee webiga Nile. \u201cMa aqbali karo in aan saxiixo heshiiska qabyo qoraalka ah wajigiisa koowaad, sababtoo ah waxaa ku jira dhibaatooyin farsamo iyo kuwo sharci kuwaas oo ay tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145490,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sudan ayaa Talaadadii diiday soo jeedin Dowladda Itoobiya ay ku dooneysay in lagu saxiixo heshiis horudhac ah oo lagu buuxinayo biyo xirenka dhismihiisa lagu muransanyahay ee webiga Nile. \u201cMa aqbali karo in aan saxiixo heshiiska qabyo qoraalka ah wajigiisa koowaad, sababtoo ah waxaa ku jira dhibaatooyin farsamo iyo kuwo sharci kuwaas oo ay tahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-13T20:38:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/\",\"name\":\"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-13T20:38:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay - Wardoon","og_description":"Sudan ayaa Talaadadii diiday soo jeedin Dowladda Itoobiya ay ku dooneysay in lagu saxiixo heshiis horudhac ah oo lagu buuxinayo biyo xirenka dhismihiisa lagu muransanyahay ee webiga Nile. \u201cMa aqbali karo in aan saxiixo heshiiska qabyo qoraalka ah wajigiisa koowaad, sababtoo ah waxaa ku jira dhibaatooyin farsamo iyo kuwo sharci kuwaas oo ay tahay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-13T20:38:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/","name":"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg","datePublished":"2020-05-13T20:38:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020512637249046772692612.jpg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadda-biyo-xireenka-nile-oo-kasii-dartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiisadda biyo-xireenka Nile oo kasii dartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145533"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145534,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145533\/revisions\/145534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145490"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}