{"id":145535,"date":"2020-05-13T23:44:36","date_gmt":"2020-05-13T20:44:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145535"},"modified":"2020-05-13T23:52:55","modified_gmt":"2020-05-13T20:52:55","slug":"ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/","title":{"rendered":"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145543\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15714204718561.png\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15714204718561.png 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15714204718561-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15714204718561-696x464.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15714204718561-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta go\u2019aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta dadka loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa\u2019ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma\u2019ida Ex Naasahablood 2 oo ku eedeysnaa dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Colonel Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in raggaan maxkamadeyntooda ay soo martay heerar kala duwan, isla markaana ugu dambeyn Maanta go\u2019aan laga gaaray.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145541\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xukun.png\" alt=\"\" width=\"474\" height=\"274\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xukun.png 474w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xukun-300x173.png 300w\" sizes=\"(max-width: 474px) 100vw, 474px\" \/><\/p>\n<p>Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada ayaa go\u2019aamisay in dilka Taliyihii hore ee Gorgor uu ahaa mid ku tala gal ah, iyadoo la soo bandhigay afartii qori ee Ilaalada heysteen iyo fooqa rasaasta lagu dilay Marxuumka iyo caddeymo kale.<\/p>\n<p>Xeer-ilaalinta ayaa sheegtay in caddeynta dilka uu ula kac ahaa ay tahay in taliye Maxaadeey uu qaatay amarka askariga joogay birta hore ee Hotelka laga galo ee ahaa inuu dib u celiyo gaarigiisa kana degay, hase yeeshee rasaasta la huwiyey markaas kadib.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Colonel Shuute ayaa sheegay in xukun dil toogasho lagu riday dable xoogga Xasan Shuute Cismaan iyo Dable Boolis Juule Gaabow Ibraahim oo ah qisaasta Maxaadeey Saleebaan iyo Askarigii illaalada u ahaa ee la socda, halka labada kale lagu xukumay min 5 Sano oo xabi Ciidan ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay ciddii aan ku qanacsaneyn xukunkaasi inay u furan tahay qaadashada Racfaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QW5ziF_Mau8\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta go\u2019aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta dadka loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa\u2019ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019. Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma\u2019ida Ex Naasahablood 2 oo ku eedeysnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145536,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145535","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta go\u2019aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta dadka loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa\u2019ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019. Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma\u2019ida Ex Naasahablood 2 oo ku eedeysnaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-13T20:44:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-13T20:52:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"654\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"571\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/\",\"name\":\"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png\",\"datePublished\":\"2020-05-13T20:44:36+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-13T20:52:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png\",\"width\":654,\"height\":571},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO - Wardoon","og_description":"&nbsp; Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta go\u2019aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta dadka loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa\u2019ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019. Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Ma\u2019ida Ex Naasahablood 2 oo ku eedeysnaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-13T20:44:36+00:00","article_modified_time":"2020-05-13T20:52:55+00:00","og_image":[{"width":654,"height":571,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/","name":"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png","datePublished":"2020-05-13T20:44:36+00:00","dateModified":"2020-05-13T20:52:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-28.png","width":654,"height":571},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilay-taliyihii-gorgor-oo-maxkamadda-ciidamada-goaan-ka-gaartay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ragii dilay taliyihii Gorgor oo Maxkamadda ciidamada go\u2019aan ka gaartay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145535"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145535"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145544,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145535\/revisions\/145544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145536"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}