{"id":145575,"date":"2020-05-14T23:26:32","date_gmt":"2020-05-14T20:26:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145575"},"modified":"2020-05-14T23:29:21","modified_gmt":"2020-05-14T20:29:21","slug":"axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka gobolkaas ahna ku-simaha guddoomiyaha Cismaan Nuur Xaaji Macalimu ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii loo soo qaban lahaa madaxda maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Guddoomiye Macalimu oo gacan saar la leh dowladda federaalka ayaa sheegay inay gobolka Gedo ka suuliyeen qof taageersan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe, isla markaana ay qabashada Jubbaland uga harsan tahay oo kaliya inay soo xiraan seddax nin oo uu Axmed Madoobe ku jiro.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Cismaan Nuur oo la hadlay Idaacadda Simba ee magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in guddoomiyeyaashii ay dowladda dhexe u magacawday degmooyinka gobolka Gedo ay si caadi ah u howlgaleen, isla markaana aysan jirin cid ka hor timid markii laga reebo hal nin, kaas oo uu sheegay in aan la xirin, balse laga qaaday degmadii uu isku dhejinayey oo la geeyay magaalo kale.<\/p>\n<p>\u201cQof maanta Axmed Madoobe taageersan oo gobolka Gedo iska daaye Jubbaland ku noolaan kartaa marto, qabashada Jubbaland-na waxaa nooga harsan oo kaliya in lasoo qabto seddax nin oo kala ah, Axmed Madoobe, Xidig iyo Cabdirashiid Janan,\u201d ayuu yiri Cismaan Nur Xaaji Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka gobolkaas ahna ku-simaha guddoomiyaha Cismaan Nuur Xaaji Macalimu ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii loo soo qaban lahaa madaxda maamulka Jubbaland. Guddoomiye Macalimu oo gacan saar la leh dowladda federaalka ayaa sheegay inay gobolka Gedo ka suuliyeen qof taageersan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe, isla markaana ay qabashada Jubbaland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145580,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka gobolkaas ahna ku-simaha guddoomiyaha Cismaan Nuur Xaaji Macalimu ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii loo soo qaban lahaa madaxda maamulka Jubbaland. Guddoomiye Macalimu oo gacan saar la leh dowladda federaalka ayaa sheegay inay gobolka Gedo ka suuliyeen qof taageersan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe, isla markaana ay qabashada Jubbaland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-14T20:26:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-14T20:29:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png\",\"datePublished\":\"2020-05-14T20:26:32+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-14T20:29:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka gobolkaas ahna ku-simaha guddoomiyaha Cismaan Nuur Xaaji Macalimu ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii loo soo qaban lahaa madaxda maamulka Jubbaland. Guddoomiye Macalimu oo gacan saar la leh dowladda federaalka ayaa sheegay inay gobolka Gedo ka suuliyeen qof taageersan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe, isla markaana ay qabashada Jubbaland [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-14T20:26:32+00:00","article_modified_time":"2020-05-14T20:29:21+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/","name":"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png","datePublished":"2020-05-14T20:26:32+00:00","dateModified":"2020-05-14T20:29:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page1.png","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-janan-iyo-xidig-oo-ladoonayo-in-lasoo-qabto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe, Janan iyo Xidig oo ladoonayo in lasoo qabto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145575"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145576,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145575\/revisions\/145576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}