{"id":145581,"date":"2020-05-14T23:37:43","date_gmt":"2020-05-14T20:37:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145581"},"modified":"2020-05-14T23:37:43","modified_gmt":"2020-05-14T20:37:43","slug":"maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/","title":{"rendered":"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa uu u magacaabay Garyaqaan Cabdikhadar Maxamed Xasan oo ku takhasusay Shareecada iyo Qaanuunka. Waxa uuna xilkaas ka qaaday Garyaqaan Muuse Maclin Maxamed oo soo hayey tan iyo Luuliyo 2018-kii.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Garyaqaan Maxamed Axmed Cismaan ayaa Madaxweynuhu waxa uu u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir. Xilkan oo horey uu u hayey Garyaqaan Abshir Cumar Cabullaahi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaaho Farmaajo ayaa ku adkeeyey Guddoomiyeyaasha uu magacaabay in ay dhawraan sarraynta sharciga, si simanna ugu adeegaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku ammaanay gudoomiyeyaashii hore ee xilka laga qaaday wakhtiga ay u hureen u adeegidda shacabkooda iyo dalkooda.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA DAAWO SAWIRADA LABADA GUDOOMIYE<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145583\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96683211_2979979298753195_5317462807174709248_o-1.png\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"959\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96683211_2979979298753195_5317462807174709248_o-1.png 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96683211_2979979298753195_5317462807174709248_o-1-300x300.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96683211_2979979298753195_5317462807174709248_o-1-150x150.png 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96683211_2979979298753195_5317462807174709248_o-1-768x767.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96683211_2979979298753195_5317462807174709248_o-1-696x695.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96683211_2979979298753195_5317462807174709248_o-1-420x420.png 420w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145584\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96687505_2979979432086515_5380708090393919488_o-1.png\" alt=\"\" width=\"651\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96687505_2979979432086515_5380708090393919488_o-1.png 651w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96687505_2979979432086515_5380708090393919488_o-1-203x300.png 203w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/96687505_2979979432086515_5380708090393919488_o-1-285x420.png 285w\" sizes=\"(max-width: 651px) 100vw, 651px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa uu u magacaabay Garyaqaan Cabdikhadar Maxamed Xasan oo ku takhasusay Shareecada iyo Qaanuunka. Waxa uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145582,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa uu u magacaabay Garyaqaan Cabdikhadar Maxamed Xasan oo ku takhasusay Shareecada iyo Qaanuunka. Waxa uuna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-14T20:37:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/\",\"name\":\"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-14T20:37:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa uu u magacaabay Garyaqaan Cabdikhadar Maxamed Xasan oo ku takhasusay Shareecada iyo Qaanuunka. Waxa uuna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-14T20:37:43+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/","name":"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg","datePublished":"2020-05-14T20:37:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-g-banaadir-iyo-tan-racfaanka-oo-guddoomiyeyaal-cusub-loo-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamada G\/Banaadir iyo tan Racfaanka oo Guddoomiyeyaal cusub loo magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145581"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145585,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145581\/revisions\/145585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145582"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}