{"id":145596,"date":"2020-05-15T02:56:49","date_gmt":"2020-05-14T23:56:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145596"},"modified":"2020-05-15T02:56:49","modified_gmt":"2020-05-14T23:56:49","slug":"abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Michael Rubin oo ah Aqoon-yahan Mareykan ah, oo inta badana u dooda Madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, ayaa Ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Donald Yamamoto ku eedeeyay inay wadaan qorshe ay midnimo qasab ah uga dhex sameynayaan Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Michael Rubin ayaa sheegay in qorshaha uu ku sheegay \u2018midnimada qasabka ah\u2019 uu wado Danjire Yamamoto oo isagu kaashanaya Ra\u2019iisal wasaare Abiy Ahmed oo ku tilmaamay \u2018hogaamiyo aan waayo arag aheyn\u2019, xili uu muddooyinkii dambe waday qorshayaal uu dib ugu furayo wada-hadalada labada dhinac, inkasta oo ay weli hakad ku jiraan.<\/p>\n<p>Rubin ayaa si weyn uga hor-yimid hadalkii dhowaan uu jeediyay Donald Yamamoto, kaasi oo ku dalbanayey heshiis midnimo iyo in maamulada dalka iyo dowladda federaalku ay si wada-jir ah u wada shaqeeyaan si loo gaaro guulo wax ku ool ah.<\/p>\n<p>Aqoon-yahankan Mareykanka ah ayaa ku doodaya inaysan suurtagal aheyn midnimo dambe oo Somaliland iyo Soomaaliya ka dhexmarta, xili ay ku doodo inay xoriyadeeda dib ula soo laabatay muddo ku siman 30-sano, walow ay helin aqoonsi caalami ah.<\/p>\n<p>\u201cArrintani waa isku day uu danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto isaga oo kaashanaya Ra\u2019iisal wasaaraha aan waayo aragga ahayn laakiin himilada badan ee Itoobiya uu ku doonayo in xal lagu soo rogo qadiyadda Somaliland iyo Soomaaliya. Yamamoto waa uu iska jeclaan karaa in uu shaqadiisa ku galaalo guulo diblumaasiyadeed, waanu aamini karaa in uu hoggaamiyeyaasha Soomaalida ugu cawaandadoodo in ay heshiis midnimo gaadhaan, inkasta oo ay Washington taladu ka baahsantahay. Dib u dhiska Soomaaliya iyo israaca gobalku waxa ay ahaayeen mawduuca ugu muhiimsan ee shaqadiisa\u201d ayuu yiri Michael Rubin.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas sii raaciyay \u201cWaxaas oo dhan ka sokow, markii ay Soomaaliya burburtay 1991 kii, Somaliland guul ayaa ay kor ugu soo kacday \u2013 waxa ay soo jiidatay ganacsiyo, waxa ay dhisatay dugsiyo heerkoodu aad u sarreeyo, waxa aanay qabsatay doorashooyin dimuqraaddi ah oo lagu hubiyey qalabka sawirka isha. Wadaniyiiyinta Soomaalidu waxa ay jeclaan lahaayeen in ay gacanta ku dhigaan talada Somaliland\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Michael Rubin oo ah Aqoon-yahan Mareykan ah, oo inta badana u dooda Madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, ayaa Ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Donald Yamamoto ku eedeeyay inay wadaan qorshe ay midnimo qasab ah uga dhex sameynayaan Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Michael Rubin ayaa sheegay in qorshaha uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145597,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Michael Rubin oo ah Aqoon-yahan Mareykan ah, oo inta badana u dooda Madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, ayaa Ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Donald Yamamoto ku eedeeyay inay wadaan qorshe ay midnimo qasab ah uga dhex sameynayaan Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Michael Rubin ayaa sheegay in qorshaha uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-14T23:56:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"731\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"414\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png\",\"datePublished\":\"2020-05-14T23:56:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png\",\"width\":731,\"height\":414},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Michael Rubin oo ah Aqoon-yahan Mareykan ah, oo inta badana u dooda Madax-banaanida ay ku doodo Somaliland, ayaa Ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Donald Yamamoto ku eedeeyay inay wadaan qorshe ay midnimo qasab ah uga dhex sameynayaan Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Michael Rubin ayaa sheegay in qorshaha uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-14T23:56:49+00:00","og_image":[{"width":731,"height":414,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/","name":"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png","datePublished":"2020-05-14T23:56:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-34.png","width":731,"height":414},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-ahmed-iyo-yamamoto-oo-kashaqaynayo-soo-celinta-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Ahmed iyo Yamamoto \u2018oo kashaqaynayo soo celinta midnimada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145596"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145598,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145596\/revisions\/145598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145597"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}