{"id":145665,"date":"2020-05-16T03:06:37","date_gmt":"2020-05-16T00:06:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145665"},"modified":"2020-05-16T03:07:34","modified_gmt":"2020-05-16T00:07:34","slug":"sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/","title":{"rendered":"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145666\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"587\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1-300x253.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1-498x420.png 498w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nTaliyihii hore ee Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C\/llaahi Maxamed Cali (Sanbalolshe) ayaa ka hadlay gabadhii lahaystaha Talyaaniga aheyd Silvia Romano oo 25 sano-jir ah oo 9 bishan May ay siidaayeen Ururka Al-Shabaab, 18 bilood oo afduub loo heysatay, kadib markii ay ka soo qafaasheen bishii November 2018 degmada Chakama ee xeebta ku taala, kana tirsan Ismaamulka Kilifi ee koonfur bari dalka Kenya.<\/p>\n<p>Danjire Sanbaloolshe oo wereysi siiyay Telefishanka Al-Carabiya ayaa wax laga weydiiyay doorka Qatar ku laheyd sii deynta Silvia Romano, isagoo sheegay in aanu caddayn wixii dhacay, balse dadku ogyihiin in Qatar ay leedahay taariikh ku saabsan agaasimidda iyo fududeynta bixinta madax furashada lacageed ee la siiyo xoogag afduub ku dhaqaaqay, iyadoo la xiriirta dallaaliinteeda howlahaasi ku shaqada leh.<\/p>\n<p>\u201cMa cadda dhab ahaan doorka ay Qatar ka qaadatay sii deyntii dhowaan ee shaqaalaha gargaarka ee Talyaaniga laakiin qof walba wuu ogyahay in Qatar ay leedahay taariikh dheer oo fududeynaysa wadahadallada iyo abaabulka lacagaha madaxfurashada kooxaha argagaxisada ah ee adduunka si loo siidaayo la haystayaasha. Si taas loo gaaro waxaan shaki iigaga jirin in Qadar ay door muhiim ah ka ciyaartay sidii ay ula xiriiri laheyd xiriirka ay la laheyd Al-Shabaab oo ay muddo dheer sii hayn jireen iyo raggooda dhexe ee dowladda Soomaaliya ee hadda jira gaar ahaan hay\u2019adda sirdoonka\u201dayuu yiri Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Madaxa hadda ee NISA uu yahay ninka ugu weyn Qatar ee Soomaaliya saameynta ku leh, marka laga hadlayo go\u2019aan qaadashada, sidoo kale waxaa uu xusay in uusan jirin dalka kale oo Adduunka ka tirsan oo marin iyo xiriir gaar ah la leh Al-Shabaab oo aan aheyn Qatar<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la ogsoon yahay in nidaamka hadda ka jira Soomaaliya iyo dowladda Qatar ay leeyihiin istiraatijiyad iyo iskaashi shaki leh, Taasi waa sababta dowladda hadda jirta ee adeegsata saameynta Qatar iyo lacagaheeda oo ay u riixday saaxibadeena Carab ee mudada fog ka shaqeynayay Nabadeynta iyo Horumarka oo ay ku jiraan Sacuudiga iyo Imaaraadka\u201dayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa sheegay in Qatar iyo Al-Shabaab uu ka dhexeeyo xiriir, balse aanu ka warbixinayn habka iyo siyaabaha loo siidaayay Silvia Romano.<\/p>\n<p>\u201cQatar waxay taageeradeeda maaliyeed ee Al-Shabaab u soo marisaa waddooyin badan oo ay ku jiraan Kooxo ku jira dowladda, ayna ku jiraan ganacsato, waxaana badanaa soo dira dhaqaalahaasi dad ku jira hey\u2019adaha dowladda Qatar iyo kuwa aan dowladda ahayn intaba\u201dayuu yiri Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay eedeymaha loo jeediyo Qatar ee xiriirka ay leedahay kooxaha xagjirka iyo kaalmada dhaqaale ay ku maalgeliyaan howlahooda aanu aheyn wax cusub, isla markaana Qatar ay had iyo jeer muddo sanado taageeri jirtay Al-Shabaab, iyagoo isticmaala waddooyin kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cHelidda iyo Guddoomidda madax furashooyinka lacageed waxay lafdhabar u tahay maalgelinta Al-Shabaab si ay u kordhiso howlgalladeeda milatari iyo midka sirdoon ee Soomaaliya iyo wadamada gobolka guud ahaan si gaar ah Kenya iyo Uganda , lacagahaasi waxa ay keeni karaan in ay ka fuliyaan weeraro salballaaran Boqortooyada Midowday (UK)\u201dayuu yiri Taliyihii hore ee Sirdoonka Soomaaliya Sanbaloolshe oo intaa sii raaciyay warkiisa in lacagahaasi ay Al-Shabaab u yeelayso awood ah in ay dagaalyahanno diiwaangishato, tababarato, hubeyso iyo dagaal-geliso, iyadoo ka geysanaysa weeraro dhimaasho leh gudaha Soomaaliya iyo dibadda si gaar ah Mareykanka iyo wadamo kale.<\/p>\n<p>Sanbololshe ayaa xusay in dunidu ay xilligan indhaha ku heyso lacagaha looga qeybqaato howlaha argagaxiso, gudbinteeda iyo u gacan-gelinteeda kooxo xagjir ah sida Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C\/llaahi Maxamed Cali (Sanbalolshe) ayaa ka hadlay gabadhii lahaystaha Talyaaniga aheyd Silvia Romano oo 25 sano-jir ah oo 9 bishan May ay siidaayeen Ururka Al-Shabaab, 18 bilood oo afduub loo heysatay, kadib markii ay ka soo qafaasheen bishii November 2018 degmada Chakama ee xeebta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145666,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145665","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii hore ee Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C\/llaahi Maxamed Cali (Sanbalolshe) ayaa ka hadlay gabadhii lahaystaha Talyaaniga aheyd Silvia Romano oo 25 sano-jir ah oo 9 bishan May ay siidaayeen Ururka Al-Shabaab, 18 bilood oo afduub loo heysatay, kadib markii ay ka soo qafaasheen bishii November 2018 degmada Chakama ee xeebta ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-16T00:06:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-16T00:07:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"587\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/\",\"name\":\"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png\",\"datePublished\":\"2020-05-16T00:06:37+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-16T00:07:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png\",\"width\":696,\"height\":587},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd - Wardoon","og_description":"Taliyihii hore ee Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C\/llaahi Maxamed Cali (Sanbalolshe) ayaa ka hadlay gabadhii lahaystaha Talyaaniga aheyd Silvia Romano oo 25 sano-jir ah oo 9 bishan May ay siidaayeen Ururka Al-Shabaab, 18 bilood oo afduub loo heysatay, kadib markii ay ka soo qafaasheen bishii November 2018 degmada Chakama ee xeebta ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-16T00:06:37+00:00","article_modified_time":"2020-05-16T00:07:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":587,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/","name":"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png","datePublished":"2020-05-16T00:06:37+00:00","dateModified":"2020-05-16T00:07:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Sanbalolshe-696x587-1.png","width":696,"height":587},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbaloolshe-kahadlay-oo-kahadlay-doorka-qatar-ka-qaadatay-sii-deynta-gabadhii-talyaaniga-aheyd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sanbaloolshe oo kahadlay doorka Qatar ka qaadatay sii deynta Gabadhii Talyaaniga aheyd"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145665"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145665"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145668,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145665\/revisions\/145668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145666"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}