{"id":145673,"date":"2020-05-16T23:40:57","date_gmt":"2020-05-16T20:40:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145673"},"modified":"2020-05-16T23:40:57","modified_gmt":"2020-05-16T20:40:57","slug":"puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/","title":{"rendered":"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145674\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png\" alt=\"\" width=\"691\" height=\"496\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png 691w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2-300x215.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2-585x420.png 585w\" sizes=\"(max-width: 691px) 100vw, 691px\" \/>Taliyaha cusub ee ciidanka Madaxtooyada Puntland G\/sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada Madaxtooyada G\/sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf.<\/p>\n<p>Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday Rugta Ciidamada Madaxtooyada waxaa ka qeybgalay Taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland Sareeye Guuto Axmed Cali Salaad, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G\/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Dhammaan Madaxdii hadashay ayaa u rajeeyey guul iyo shaqo wanaagsan Taliyaha cusub ee ciidamada Madaxtooyada Puntland G\/sare Cismaan Cumar Maxamed.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegantay xili Khilaaf xooggan uu ka dhashay Magacaabista Madaxweyne Deni ee taliyaha maanta xilka la wareegay iyo ku-xigeenkiisa ka dib markii uu kasoo horjeestay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash oo sharci daro ku tilmaamay.<\/p>\n<p>Axmed Karaash ayaa ku adkeystay in madaxweynuhu uusan kala tashan magacaabidda taliyeyaashaas, isagoo soo saaray isla maalintaas digreeto uu ku burinayo tii madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin, xubno ka tirsan goleyaasha Puntland iyo isimada dhaqanka ayaa ku soo baxay khilaafka ka dhex qarxay labada masuul, waxayna haatan ku howlanyihiin xalinta khilaafkaas, sida ay sheegeen xubno qeyb ka ah waan-waanta socota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee ciidanka Madaxtooyada Puntland G\/sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada Madaxtooyada G\/sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday Rugta Ciidamada Madaxtooyada waxaa ka qeybgalay Taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland Sareeye Guuto Axmed Cali Salaad, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G\/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145674,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha cusub ee ciidanka Madaxtooyada Puntland G\/sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada Madaxtooyada G\/sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday Rugta Ciidamada Madaxtooyada waxaa ka qeybgalay Taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland Sareeye Guuto Axmed Cali Salaad, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G\/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-16T20:40:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"691\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"496\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/\",\"name\":\"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png\",\"datePublished\":\"2020-05-16T20:40:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png\",\"width\":691,\"height\":496},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay - Wardoon","og_description":"Taliyaha cusub ee ciidanka Madaxtooyada Puntland G\/sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada Madaxtooyada G\/sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf. Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday Rugta Ciidamada Madaxtooyada waxaa ka qeybgalay Taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland Sareeye Guuto Axmed Cali Salaad, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G\/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-16T20:40:57+00:00","og_image":[{"width":691,"height":496,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/","name":"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png","datePublished":"2020-05-16T20:40:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-2.png","width":691,"height":496},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-taliye-magacaabidiisa-khilaaf-xoog-leh-uu-ka-dhashay-oo-xilka-la-wareegay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland Taliye Magacaabidiisa Khilaaf xoog leh uu ka dhashay oo xilka la wareegay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145673"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145675,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145673\/revisions\/145675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145674"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}