{"id":145679,"date":"2020-05-17T01:04:24","date_gmt":"2020-05-16T22:04:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145679"},"modified":"2020-05-17T01:04:24","modified_gmt":"2020-05-16T22:04:24","slug":"daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/","title":{"rendered":"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul"},"content":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay sababta ay ay ku xiran yihiin masuuliyiin loo soo xiray falal Musuq-maasuq la xiriira iyadoo aan maxkamadi xukun ku ridin.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Xiran oo 20 ka badan ayaa waxaa ka mid ahaa agaasmihii guud ee Wasaarada Caafimaadka Somalia iyo agaasimaha waaxda Maamulka Maaliyada ee wasaaradaas.<\/p>\n<p>Labada masuul ayaa loo xiray dhowaan markii looga shakiyey iney isdaba mariyeen lacago dowladu ugu talo gashay ka hortaga cudurka Coronavirus, waxaana eedeymaha loo heysto uu lugaha la galay wasaarado iyo heyaddo kale oo dowlada ka tirsan sida uu sheegay Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud<\/p>\n<p>\u201cXafiiska Xeer Ilaalinta guud ee qaranka waxa ka go\u2019an la dagaalanka musuqa iyo ku tagri falka hantida qaranka. iyadoo laga duulaayo Masuuliyaddaas Qaran\u201d ayuu yiri xeer ilaaliyaha Qaranka\u201d ayuu yiri xeer ilaaliyaha oo la hadlay Warbaahinta<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Xeer ilaaliyuhu in masuliyiinta xiran loo heysto musuq-maasuq socday muddo saddex sano ka badan oo soo shaac baxay.<\/p>\n<p>\u201cBaaritaanku waanoo soo gebageboobay, cadeymihiina waa soo dhameystirnay, waxaan sugaynaa in heydaha garsoorka ay mudeeyaan xiliga uu bilaabanayo dhegeysiga dacwada\u201d ayuu yiri Xeer ilaaliyaha.<\/p>\n<p>Waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay in dad qaarkood ay isku dayayaan iney marin habaabiyaan kiiskan si ay u daboolaan dembiga musuqa ah ee la galay, waxaan idin sheegayaa xafiiska xeer ilaalinta iyo garsaoorkuba kama shaqeeyaan siyaasad, shuqulna kuma laha, waaba labo heyadood oo madax banaan\u201d ayuu intaas ku soo daray xeer ilaaliyaha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2fk5F-PK-7A\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay sababta ay ay ku xiran yihiin masuuliyiin loo soo xiray falal Musuq-maasuq la xiriira iyadoo aan maxkamadi xukun ku ridin. Masuuliyiinta Xiran oo 20 ka badan ayaa waxaa ka mid ahaa agaasmihii guud ee Wasaarada Caafimaadka Somalia iyo agaasimaha waaxda Maamulka Maaliyada ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145680,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay sababta ay ay ku xiran yihiin masuuliyiin loo soo xiray falal Musuq-maasuq la xiriira iyadoo aan maxkamadi xukun ku ridin. Masuuliyiinta Xiran oo 20 ka badan ayaa waxaa ka mid ahaa agaasmihii guud ee Wasaarada Caafimaadka Somalia iyo agaasimaha waaxda Maamulka Maaliyada ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-16T22:04:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"739\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"551\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/\",\"name\":\"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png\",\"datePublished\":\"2020-05-16T22:04:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png\",\"width\":739,\"height\":551},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul - Wardoon","og_description":"Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay sababta ay ay ku xiran yihiin masuuliyiin loo soo xiray falal Musuq-maasuq la xiriira iyadoo aan maxkamadi xukun ku ridin. Masuuliyiinta Xiran oo 20 ka badan ayaa waxaa ka mid ahaa agaasmihii guud ee Wasaarada Caafimaadka Somalia iyo agaasimaha waaxda Maamulka Maaliyada ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-16T22:04:24+00:00","og_image":[{"width":739,"height":551,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/","name":"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png","datePublished":"2020-05-16T22:04:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-46.png","width":739,"height":551},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-sheegay-iney-dacwad-musuq-ku-soo-oogeen-20-masuul\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo :-Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay iney dacwad Musuq ku soo oogeen 20 Masuul"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145679"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145681,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145679\/revisions\/145681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}