{"id":145709,"date":"2020-05-17T23:34:32","date_gmt":"2020-05-17T20:34:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145709"},"modified":"2020-05-17T23:34:32","modified_gmt":"2020-05-17T20:34:32","slug":"al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/","title":{"rendered":"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ayaa sheegtay mas\u2019uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo ee lagu dilay gudoomiyahii gobolka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur iyo qaar ka mid ilaaladiisa.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gaalkacyo, gudoomiyaha ayaa kasoo baxay xafiiskiisa waxyar ka hor inta uusan qaraxa haleelin, waxaana lasoo sheegayaa in qasaare aan wali la tirakoobin uu ka dhashay.<\/p>\n<p>Sida lagu qoray warbaahinta Afka Al-Shabaab ku hadasha, waxey sheegteen qaraxii maanta dhacay, waxaana war qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamadooda lagu sheegay in qarax ay maanta ka geysteen Gaalkacyo ay ku dhinteen saraakiil ciidan oo Puntland ah iyo gudoomiyahii gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Waxaa la xasuustaa in qarax ka dhacay magaalada Garowe 29-kii bishii Maarso lagu dilay gudoomiyahii gobolka Nugaal ugu magacownaa maamulka Puntland, waxeyna arintaan kusoo aadeysaa xilli ciidamada amaanka Puntland ay hawlgalo amni ka sameynayeen deegaanadooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145711\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-52.png\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"445\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-52.png 740w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-52-300x180.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-52-696x419.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-52-698x420.png 698w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145712\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture1-5.png\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"526\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture1-5.png 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture1-5-300x223.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture1-5-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture1-5-265x198.png 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture1-5-696x517.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture1-5-565x420.png 565w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ayaa sheegtay mas\u2019uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo ee lagu dilay gudoomiyahii gobolka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur iyo qaar ka mid ilaaladiisa. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gaalkacyo, gudoomiyaha ayaa kasoo baxay xafiiskiisa waxyar ka hor inta uusan qaraxa haleelin, waxaana lasoo sheegayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145710,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145709","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xarakada Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ayaa sheegtay mas\u2019uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo ee lagu dilay gudoomiyahii gobolka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur iyo qaar ka mid ilaaladiisa. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gaalkacyo, gudoomiyaha ayaa kasoo baxay xafiiskiisa waxyar ka hor inta uusan qaraxa haleelin, waxaana lasoo sheegayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-17T20:34:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/\",\"name\":\"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png\",\"datePublished\":\"2020-05-17T20:34:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png\",\"width\":740,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse - Wardoon","og_description":"Xarakada Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida ayaa sheegtay mas\u2019uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo ee lagu dilay gudoomiyahii gobolka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur iyo qaar ka mid ilaaladiisa. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gaalkacyo, gudoomiyaha ayaa kasoo baxay xafiiskiisa waxyar ka hor inta uusan qaraxa haleelin, waxaana lasoo sheegayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-17T20:34:32+00:00","og_image":[{"width":740,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/","name":"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png","datePublished":"2020-05-17T20:34:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-51.png","width":740,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-sheegatay-qaraxii-lagu-dilay-guddoomiye-axmed-muuse\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AL-shabaab oo sheegatay qaraxii lagu dilay guddoomiye Axmed Muuse"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145709"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145709"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145709\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145713,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145709\/revisions\/145713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145710"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145709"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145709"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145709"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}