{"id":145717,"date":"2020-05-18T00:00:39","date_gmt":"2020-05-17T21:00:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145717"},"modified":"2020-05-18T00:00:39","modified_gmt":"2020-05-17T21:00:39","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda  In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wuxuuna ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo maanta Qarax lagu dilay Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in cadaaladda la marinayo dadkii ka danbeeyay dilkii Guddoomiyihii Gobolka Nugaal, iyo sidoo kale dadka lagu helo baaritaanada socda ee dilka Guddoomiyaha Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay in Puntland iyo Ciidamadeeda aysan illaa iyo hadda jirin cid gacan ka siisay la dagaalanka argagixisada iyadoo ay wadamo iyo hay\u00e1ddaha taageera Soomaaliya ay sheegaan in ay Soomaaliya ka taageeraan Amniga.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Madaxweynuhu in aysan jirin wax taageero Ciidan ah oo ay Puntland hesho.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay doorkooda ka qaataan illaalinta amniga iyo horumarka Puntland, wuxuu si gaar ah Madaxweynuhu fariin ugu diray dhallinyarada reer Puntland inay dowladda kala shaqeeyaan amniga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/y1gMbvF7-YQ\" width=\"960\" height=\"735\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wuxuuna ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo maanta Qarax lagu dilay Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in cadaaladda la marinayo dadkii ka danbeeyay dilkii Guddoomiyihii Gobolka Nugaal, iyo sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145718,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wuxuuna ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo maanta Qarax lagu dilay Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in cadaaladda la marinayo dadkii ka danbeeyay dilkii Guddoomiyihii Gobolka Nugaal, iyo sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-17T21:00:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"732\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"553\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png\",\"datePublished\":\"2020-05-17T21:00:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png\",\"width\":732,\"height\":553},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wuxuuna ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo maanta Qarax lagu dilay Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in cadaaladda la marinayo dadkii ka danbeeyay dilkii Guddoomiyihii Gobolka Nugaal, iyo sidoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-17T21:00:39+00:00","og_image":[{"width":732,"height":553,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/","name":"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png","datePublished":"2020-05-17T21:00:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-53.png","width":732,"height":553},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-in-aysan-taageero-siin-ciidanka-puntland-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Puntland Oo Ku Eedeeyay Dowladda In Aysan Taageero Siin Ciidanka Puntland +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145717"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145719,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145717\/revisions\/145719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145718"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}