{"id":145747,"date":"2020-05-18T01:48:46","date_gmt":"2020-05-17T22:48:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145747"},"modified":"2020-05-18T01:48:46","modified_gmt":"2020-05-17T22:48:46","slug":"safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/","title":{"rendered":"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa"},"content":{"rendered":"<p>Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa\u2019iil ayaa isagoo meyd ah laga helay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay shaacisay warbaahinta dalka Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Mr Du Wei oo 58 sano jir ah ayaa meydkiisa laga helay sariirtiisa, illaa iyo hada lama oga sababta geeridiisa.<\/p>\n<p>Hase ahaatee Booliska ayaa tagay guriga, si ay baaritaan u sameeyaan, waxaana ay xireen goobta oo dhan iyo nawaaxiga guriga.<\/p>\n<p>Mr Du ayaa bishii February ee sanadkan loo magacaabay Safiirka dalka Israa\u2019il isaga oo laga soo bedelay dalka Ukraine.<\/p>\n<p>Warbaahinta Israa\u2019iil ayaa ku warameysa in safiirka uu geeriyooday isaga oo hurday, ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dowladda Shiinaha.<\/p>\n<p>Maalintii Jimcihii ayay aheyd markii Safaaradda Shiinaha ee Israa\u2019iil ay si adag u dhaleeceysay Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo, xilli uu ku sugnaa dalka Israa\u2019iil ayuu ku dhaleeceeyay sida Shiinaha ula tacaalay cudurna Coronavirus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa\u2019iil ayaa isagoo meyd ah laga helay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay shaacisay warbaahinta dalka Israa\u2019iil. Mr Du Wei oo 58 sano jir ah ayaa meydkiisa laga helay sariirtiisa, illaa iyo hada lama oga sababta geeridiisa. Hase ahaatee Booliska ayaa tagay guriga, si ay baaritaan u sameeyaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145748,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa\u2019iil ayaa isagoo meyd ah laga helay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay shaacisay warbaahinta dalka Israa\u2019iil. Mr Du Wei oo 58 sano jir ah ayaa meydkiisa laga helay sariirtiisa, illaa iyo hada lama oga sababta geeridiisa. Hase ahaatee Booliska ayaa tagay guriga, si ay baaritaan u sameeyaan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-17T22:48:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"677\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/\",\"name\":\"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png\",\"datePublished\":\"2020-05-17T22:48:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png\",\"width\":677,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa - Wardoon","og_description":"Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa\u2019iil ayaa isagoo meyd ah laga helay gurigiisa oo ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay shaacisay warbaahinta dalka Israa\u2019iil. Mr Du Wei oo 58 sano jir ah ayaa meydkiisa laga helay sariirtiisa, illaa iyo hada lama oga sababta geeridiisa. Hase ahaatee Booliska ayaa tagay guriga, si ay baaritaan u sameeyaan, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-17T22:48:46+00:00","og_image":[{"width":677,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/","name":"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png","datePublished":"2020-05-17T22:48:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-55.png","width":677,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirkii-shiinaha-ee-israaiil-oo-meydkiisa-laga-helay-gurigiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirkii Shiinaha ee Israa\u2019iil oo meydkiisa laga helay gurigiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145747"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145749,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145747\/revisions\/145749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145748"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}