{"id":145753,"date":"2020-05-18T02:12:07","date_gmt":"2020-05-17T23:12:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145753"},"modified":"2020-05-18T02:12:07","modified_gmt":"2020-05-17T23:12:07","slug":"daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Mudug oo warbaahinta la hadlay kadib qaraxii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Mudug ayaa ku hanjabay in aysan nabad ku seexan doonin dadkii ka dambeeyey falkaasi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in gudoomiye Axmed Muuse Nuur uu diyaar u ahaa la dagaalka sharwadayaasha iyo horumarinta bulshadiisa.<\/p>\n<p>Shacabka gobolka Mudug ayuu u balanqaaday in ka daba tag ay samayn doonaan maadaama ciidamadu ay ku guul daraysteen ka hortagista weerarkii qaraxii ahaa ee lagu dilay gudoomiyaha.<\/p>\n<p>Dadka baada siiya Al-shabaab iyo kuwa kale baqdinta kula shaqeeya ayuu sheegay in ay la mid yihiin ka xasuuqaya shacabka.<\/p>\n<p>Dagaal ka dhan ah Al-shabaab ayuu ku baaqay taliyuhu, waxaana uu xusay in diyaar u yihiin in sida ay dadka u laayaan ay iyana u layn doonaan Al-shabaab uguna tagi doonaan goboladda ay kaga sugan yihiin dalka.<\/p>\n<p>Ganacsatada iyo dadka hantida haysta ayuu uga digay in aysan lacag siinin Al-shabaab isla markaasna dagaal dhab ah ay la gali doonaan ka Puntland ahaan naftoodana ay u hurayaan shacabka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iQX38rUODG8\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Mudug oo warbaahinta la hadlay kadib qaraxii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Mudug ayaa ku hanjabay in aysan nabad ku seexan doonin dadkii ka dambeeyey falkaasi. Waxa uu sheegay in gudoomiye Axmed Muuse Nuur uu diyaar u ahaa la dagaalka sharwadayaasha iyo horumarinta bulshadiisa. Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145754,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Mudug oo warbaahinta la hadlay kadib qaraxii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Mudug ayaa ku hanjabay in aysan nabad ku seexan doonin dadkii ka dambeeyey falkaasi. Waxa uu sheegay in gudoomiye Axmed Muuse Nuur uu diyaar u ahaa la dagaalka sharwadayaasha iyo horumarinta bulshadiisa. Shacabka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-17T23:12:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"625\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/\",\"name\":\"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png\",\"datePublished\":\"2020-05-17T23:12:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png\",\"width\":625,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Mudug oo warbaahinta la hadlay kadib qaraxii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Mudug ayaa ku hanjabay in aysan nabad ku seexan doonin dadkii ka dambeeyey falkaasi. Waxa uu sheegay in gudoomiye Axmed Muuse Nuur uu diyaar u ahaa la dagaalka sharwadayaasha iyo horumarinta bulshadiisa. Shacabka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-17T23:12:07+00:00","og_image":[{"width":625,"height":532,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/","name":"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png","datePublished":"2020-05-17T23:12:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-57.png","width":625,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawogaalkacyo-dagaal-cusub-looga-dhawaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:Gaalkacyo dagaal cusub looga dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145753"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145755,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145753\/revisions\/145755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145754"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}