{"id":145768,"date":"2020-05-18T23:33:39","date_gmt":"2020-05-18T20:33:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145768"},"modified":"2020-05-18T23:33:39","modified_gmt":"2020-05-18T20:33:39","slug":"khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/","title":{"rendered":"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda caalamku aqoonsna yahay ee Libya ayaa saldhigga muhiimka ee ciidamada cirka ee al-Watiya ka qabsaday maleeshiyada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Xaftar.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay militariga Libya, Mohamed Gnunu ayaa qoraal uu maanta soo dhigay twitter-ka ku xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegeen guud ahaan saldhigga, oo ku yaalla xuduudda Tunisia.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay dowladda ra\u2019iisul wasaare Fayez al-Sarraj ayaa yimid kadib bil uu socday dagaal xooggan oo ciidamada xulufada ah ay kaga saareen maleeshiyada Xaftar inta badan xeebaha galbeed ee Libya.<\/p>\n<p>Xaftar ayaa weerar culus ku billaabay dowladda bishii April ee 2019, isaga oo doonaya inuu qabsado magaalada caasimadda ah ee Tripoli.<\/p>\n<p>Dadka amniga fallanqeeya ayaa rumeysan in qabshada saldhigga al-Watiya, oo 25km u jira xuduudda Tunisia, uu ciidamada dowladda u ogolaan doono inay dagaal-yahanada Xaftar ka eryaan dhinaca koonfureed ee Tripoli.<\/p>\n<p>\u201cTani waxay miisaankii awoodda Libya u weecin doontaa dhanka dowladda. Waa guul-darro weyn oo soo gaartay Xaftar, maadaama halkan ay ahayd halkii ugu dambeysay ee ciidamadiisa ay ka joogeen galbeedka Libya,\u201d waxaa sidaas yiri weriye ka tirsan Al-Jazeera, Mahmoud Abdelwahed oo ku sugan Tripoli.<\/p>\n<p>\u201cMaleeshiyada Xaftar ayaa saldhigga kasoo qaadi jiray weerar dhanka cirka ah oo ay ku beegsan jireen goobo badan oo ciidamada dowladda ay kaga sugnaayeen galbeedka, taasi oo hadda meesha ka baxeysa.\u201d<\/p>\n<p>Dagaal-ooge Khalifa Xaftar ayaa waxaa taageera Imaaraadka Carabta, Sacuudiga, Masar iyo Ruushka, halka dowladda ay taageero ka heleyso Turkey iyo Qatar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda caalamku aqoonsna yahay ee Libya ayaa saldhigga muhiimka ee ciidamada cirka ee al-Watiya ka qabsaday maleeshiyada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Xaftar. Afhayeen u hadlay militariga Libya, Mohamed Gnunu ayaa qoraal uu maanta soo dhigay twitter-ka ku xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegeen guud ahaan saldhigga, oo ku yaalla xuduudda Tunisia. Warka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145769,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda caalamku aqoonsna yahay ee Libya ayaa saldhigga muhiimka ee ciidamada cirka ee al-Watiya ka qabsaday maleeshiyada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Xaftar. Afhayeen u hadlay militariga Libya, Mohamed Gnunu ayaa qoraal uu maanta soo dhigay twitter-ka ku xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegeen guud ahaan saldhigga, oo ku yaalla xuduudda Tunisia. Warka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-18T20:33:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"933\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"622\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/\",\"name\":\"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-18T20:33:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg\",\"width\":933,\"height\":622},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda caalamku aqoonsna yahay ee Libya ayaa saldhigga muhiimka ee ciidamada cirka ee al-Watiya ka qabsaday maleeshiyada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Xaftar. Afhayeen u hadlay militariga Libya, Mohamed Gnunu ayaa qoraal uu maanta soo dhigay twitter-ka ku xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegeen guud ahaan saldhigga, oo ku yaalla xuduudda Tunisia. Warka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-18T20:33:39+00:00","og_image":[{"width":933,"height":622,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/","name":"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg","datePublished":"2020-05-18T20:33:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Haftar-1.jpg","width":933,"height":622},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khalifa-xaftar-oo-lagu-qabsaday-saldhiggii-ugu-muhiimsanaa-ee-libya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khalifa Xaftar oo lagu qabsaday saldhiggii ugu muhiimsanaa ee Libya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145768"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145770,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145768\/revisions\/145770"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145769"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}