{"id":145771,"date":"2020-05-19T00:07:52","date_gmt":"2020-05-18T21:07:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145771"},"modified":"2020-05-19T00:07:52","modified_gmt":"2020-05-18T21:07:52","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.<\/p>\n<p>Wafdiga Saraakiisha ah oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage waxaa ka mid ah Taliyaha Dhowaan loo soo Magacaabey Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Gen: Bishaar Abshir Geedi iyo Taliyaha Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad General Mascuud Maxamed Warsame .<\/p>\n<p>Mudada uu taliyaha ku sugan yahay magaalada Dhuusamareeb wuxuu kormeer ku sameyn doonaa xeryaha Ciidamada,isagoo dhiiri gelin u sameyn doona cutubyo ciidamo ah oo loo carbiyay Howlgalo la filayo in dhowaan laga bilaabo Deegaanada Kooxda Al-shabaab ay ka joogto Gobolada Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" width=\"1177\" height=\"662\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Lnz0tMjrdQ0\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"374\" class=\"alignnone size-full wp-image-145772\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1-300x146.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1-533x261.jpeg 533w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1-696x339.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.57-1024x498-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"374\" class=\"alignnone size-full wp-image-145773\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.57-1024x498-1.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.57-1024x498-1-300x146.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.57-1024x498-1-533x261.jpeg 533w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.57-1024x498-1-696x339.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.59-1024x498-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"374\" class=\"alignnone size-full wp-image-145774\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.59-1024x498-1.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.59-1024x498-1-300x146.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.59-1024x498-1-533x261.jpeg 533w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.59-1024x498-1-696x339.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdiga Saraakiisha ah oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage waxaa ka mid ah Taliyaha Dhowaan loo soo Magacaabey Qaybta Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145772,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdiga Saraakiisha ah oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage waxaa ka mid ah Taliyaha Dhowaan loo soo Magacaabey Qaybta Guud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-18T21:07:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/\",\"name\":\"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-05-18T21:07:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg\",\"width\":768,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdiga Saraakiisha ah oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage waxaa ka mid ah Taliyaha Dhowaan loo soo Magacaabey Qaybta Guud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-18T21:07:52+00:00","og_image":[{"width":768,"height":374,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/","name":"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg","datePublished":"2020-05-18T21:07:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/WhatsApp-Image-2020-05-18-at-07.18.56-1024x498-1.jpeg","width":768,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-oo-gaaray-dhuusamareebsawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145771"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145775,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145771\/revisions\/145775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145772"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}