{"id":145784,"date":"2020-05-19T01:24:55","date_gmt":"2020-05-18T22:24:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145784"},"modified":"2020-05-19T01:24:55","modified_gmt":"2020-05-18T22:24:55","slug":"raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad"},"content":{"rendered":"<p>Maqaayad ku taala dalka New Zealand ayaa la sheegay in ay u diiday in ay ka cunteeyaan Ra\u2019isul Wasaaraha dalkaasi Jacinda Ardern uu wehliyay seygeeda Clarke Gayford.<\/p>\n<p>Dowlada New Zealand ayaana qafiifisay xayiraadii dadka lagu soo rogay, waxaana maqaayadaha dalkaasi loo ogolaaday in dib loo furo balse la ilaaliyo kala fogaanshaha dadka si uusan cudurka usii faafin.<\/p>\n<p>Maqaayadaha waa weyn ee dalkaasi ayaa hada loo ogolaaday in ay fadhiisan karaan dad gaaraya boqol qof halka markii hore dad intaasi ka badan fadhiisan jireen si loo ilaaliyo nidaamka kala fogaanshaha dadka.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalka New Zealand ayaa ku warantay in Ra\u2019isil Wasaare Jacinda Arden iyo Seygeeda Gayfor mudo sugayeen meel ay ka fadhiistaan maqaayada, hasa ahaatee lamaanahan ayaa loo sheegay in aan boos looga heyn maqaayada.<\/p>\n<p>\u201cwaa inaan arrinkan masuuliyaddiisa qaataa, ma jirin meel aan qorshaystay. Aad ayey ugu saxsanaayeen inay maqaayadda naga cayriyaan.\u201d ayuu bartiisa Twitterka kusoo qoray seyga Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand.<\/p>\n<p>Talaabada maqaayada looga ceyriyay Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand iyo seygeeda ayaana hadal heyn badan ka abuuray baraha bulshada, waxaana dad badan sheegeen in maqaayada talaabada ay qaaday ku saxsaneyd.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145786\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3552.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3552.jpg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3552-300x180.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3552-696x418.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145787\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1563787619940.jpg\" alt=\"\" width=\"710\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1563787619940.jpg 710w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1563787619940-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1563787619940-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 710px) 100vw, 710px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145788\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maqaayad ku taala dalka New Zealand ayaa la sheegay in ay u diiday in ay ka cunteeyaan Ra\u2019isul Wasaaraha dalkaasi Jacinda Ardern uu wehliyay seygeeda Clarke Gayford. Dowlada New Zealand ayaana qafiifisay xayiraadii dadka lagu soo rogay, waxaana maqaayadaha dalkaasi loo ogolaaday in dib loo furo balse la ilaaliyo kala fogaanshaha dadka si uusan cudurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145788,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maqaayad ku taala dalka New Zealand ayaa la sheegay in ay u diiday in ay ka cunteeyaan Ra\u2019isul Wasaaraha dalkaasi Jacinda Ardern uu wehliyay seygeeda Clarke Gayford. Dowlada New Zealand ayaana qafiifisay xayiraadii dadka lagu soo rogay, waxaana maqaayadaha dalkaasi loo ogolaaday in dib loo furo balse la ilaaliyo kala fogaanshaha dadka si uusan cudurka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-18T22:24:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/\",\"name\":\"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-18T22:24:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad - Wardoon","og_description":"Maqaayad ku taala dalka New Zealand ayaa la sheegay in ay u diiday in ay ka cunteeyaan Ra\u2019isul Wasaaraha dalkaasi Jacinda Ardern uu wehliyay seygeeda Clarke Gayford. Dowlada New Zealand ayaana qafiifisay xayiraadii dadka lagu soo rogay, waxaana maqaayadaha dalkaasi loo ogolaaday in dib loo furo balse la ilaaliyo kala fogaanshaha dadka si uusan cudurka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-18T22:24:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/","name":"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg","datePublished":"2020-05-18T22:24:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/jacinda-clarke-640x361-1.jpg","width":640,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-new-zealand-oo-loo-diiday-in-ay-ka-cunteeso-maqaayad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019isul Wasaaraha New Zealand oo loo diiday in ay ka cunteeso Maqaayad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145784"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145784"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145789,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145784\/revisions\/145789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145788"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}