{"id":145793,"date":"2020-05-19T01:40:05","date_gmt":"2020-05-18T22:40:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145793"},"modified":"2020-05-19T01:40:05","modified_gmt":"2020-05-18T22:40:05","slug":"heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/","title":{"rendered":"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub"},"content":{"rendered":"<p>Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Herigate ayaa warbixin ka soo saaray doorashada Soomaaliya ee loo madlan yahay inay dhacdo dhamaadka sanadkan iyo horaanta sanadka 2021, iyagoo soo qaatay sharciga doorashooyinka ee uu bilo ka hor saxiixay Madaxweyne Farmaajo, kaasoo ah nidaamka doorashada qof iyo cod.<\/p>\n<p>Machadka ayaa ka hadlay ciladaha uu leeyahay xeerka doorashada uu meel mariyay baarlamaanka labada aqal, sida in aysan taageersaneyn maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, in xeerkan caddeyn kuraasta Somaaliland iyo matalaada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale Machadka ayaa sheegay in doorashada sanadka 2020-ka haddii la waayo qof iyo cod in la qaato nidaamka doorashada ka qeyb galka ballaaran.<\/p>\n<p>\u201cMachadka Heritage waxa uu soo jeedineynaa hannaan kale oo lagu maareyn karo doorashada soo socota ee 2020, waxaana ugu magac-darnay \u201cHabka Ka-Qeybgalka Ballaaran\u201dayaa lagu yiri warbixinta Heritage.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu machadka soo jeediyay in kursi kasta ay u codeyso illaa kun qof, isla markaana kunkaas qof ay soo magacawdo beel kasta, waxaana kunkaas qof lagu daro ergada kale ee maamul goboleedkooda, tusaale ahaan kuraasta taal Koofur Galbeed ee 69 Kursi ay u codeyso 69,000 oo ah dhammaan ergooyinka ka yimid beelaha maamul goboleedka degan.<\/p>\n<p><strong>HALKAN HOOSE KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage-Institute-Policy-Brief-on-the-2020-Election.-Somali1.pdf\">Heritage-Institute-Policy-Brief-on-the-2020-Election.-Somali1<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Herigate ayaa warbixin ka soo saaray doorashada Soomaaliya ee loo madlan yahay inay dhacdo dhamaadka sanadkan iyo horaanta sanadka 2021, iyagoo soo qaatay sharciga doorashooyinka ee uu bilo ka hor saxiixay Madaxweyne Farmaajo, kaasoo ah nidaamka doorashada qof iyo cod. Machadka ayaa ka hadlay ciladaha uu leeyahay xeerka doorashada uu meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145794,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Herigate ayaa warbixin ka soo saaray doorashada Soomaaliya ee loo madlan yahay inay dhacdo dhamaadka sanadkan iyo horaanta sanadka 2021, iyagoo soo qaatay sharciga doorashooyinka ee uu bilo ka hor saxiixay Madaxweyne Farmaajo, kaasoo ah nidaamka doorashada qof iyo cod. Machadka ayaa ka hadlay ciladaha uu leeyahay xeerka doorashada uu meel [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-18T22:40:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"606\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/\",\"name\":\"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-18T22:40:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg\",\"width\":606,\"height\":446},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub - Wardoon","og_description":"Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Herigate ayaa warbixin ka soo saaray doorashada Soomaaliya ee loo madlan yahay inay dhacdo dhamaadka sanadkan iyo horaanta sanadka 2021, iyagoo soo qaatay sharciga doorashooyinka ee uu bilo ka hor saxiixay Madaxweyne Farmaajo, kaasoo ah nidaamka doorashada qof iyo cod. Machadka ayaa ka hadlay ciladaha uu leeyahay xeerka doorashada uu meel [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-18T22:40:05+00:00","og_image":[{"width":606,"height":446,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/","name":"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg","datePublished":"2020-05-18T22:40:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Heritage.jpg","width":606,"height":446},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/heritage-oo-ku-talisay-in-la-qaato-hannaan-doorasho-oo-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Heritage oo ku talisay in la qaato hannaan doorasho oo cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145793"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145796,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145793\/revisions\/145796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145794"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}