{"id":145834,"date":"2020-05-20T01:38:15","date_gmt":"2020-05-19T22:38:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145834"},"modified":"2020-05-20T01:38:15","modified_gmt":"2020-05-19T22:38:15","slug":"wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/","title":{"rendered":"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Wiil dhalinyaro ah uu dhalay Madaxweynaha dalka Rwanda oo lagu magacaabo Ivan Kagame ayaa loo magacaabay in uu noqdo xubin sare oo katirsan guddiga hormarinta ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Rwanda ayaa loogu magacaabay curudka Madaxweynaha Rwanda Ivan Kagame in uu xubin muhiim ah ka noqdo guddiga horumarinta dalka Rwanda.<\/p>\n<p>Ivan Kagame oo ah 30-sano jir ayaa jaamacada heerka labaad ka gaaray jaamacad kutaala dalka Mareykanka, wiilkan ayaana ahaa mid aan lagu arag siyaasada sidoo kale kama soo muuqan jirin baraha bulshada.<\/p>\n<p>Talaabadan uu Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Rwanda xilka sare ugu magacaabay wiilka uu dhalay Madaxweyne Paul Kagame ayaa noqoneysa markii ugu horeesay oo wiil uu dhalay Madaxweynaha dalkaasi jago sare loo magacaabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiil dhalinyaro ah uu dhalay Madaxweynaha dalka Rwanda oo lagu magacaabo Ivan Kagame ayaa loo magacaabay in uu noqdo xubin sare oo katirsan guddiga hormarinta ee dalkaasi. Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Rwanda ayaa loogu magacaabay curudka Madaxweynaha Rwanda Ivan Kagame in uu xubin muhiim ah ka noqdo guddiga horumarinta dalka Rwanda. Ivan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145835,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wiil dhalinyaro ah uu dhalay Madaxweynaha dalka Rwanda oo lagu magacaabo Ivan Kagame ayaa loo magacaabay in uu noqdo xubin sare oo katirsan guddiga hormarinta ee dalkaasi. Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Rwanda ayaa loogu magacaabay curudka Madaxweynaha Rwanda Ivan Kagame in uu xubin muhiim ah ka noqdo guddiga horumarinta dalka Rwanda. Ivan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-19T22:38:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"459\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/\",\"name\":\"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png\",\"datePublished\":\"2020-05-19T22:38:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png\",\"width\":707,\"height\":459},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay - Wardoon","og_description":"Wiil dhalinyaro ah uu dhalay Madaxweynaha dalka Rwanda oo lagu magacaabo Ivan Kagame ayaa loo magacaabay in uu noqdo xubin sare oo katirsan guddiga hormarinta ee dalkaasi. Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Rwanda ayaa loogu magacaabay curudka Madaxweynaha Rwanda Ivan Kagame in uu xubin muhiim ah ka noqdo guddiga horumarinta dalka Rwanda. Ivan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-19T22:38:15+00:00","og_image":[{"width":707,"height":459,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/","name":"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png","datePublished":"2020-05-19T22:38:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ivan.png","width":707,"height":459},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-uu-dhalay-madaxweynaha-rwanda-oo-xil-sare-loo-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil uu dhalay Madaxweynaha Rwanda oo xil sare loo magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145834"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145836,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145834\/revisions\/145836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145835"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}