{"id":145912,"date":"2020-05-23T23:38:23","date_gmt":"2020-05-23T20:38:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145912"},"modified":"2020-05-23T23:38:23","modified_gmt":"2020-05-23T20:38:23","slug":"dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/","title":{"rendered":"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed"},"content":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed gadoodsan.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 4 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaalka, ayada oo dad ku dhow 10 kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen goobjoogeyaal iyo ilo-caafimaad.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa ku billowday kadib markii maleeshiyo beeleedka ay ka carroodeen nin ganacsade ku beel ah, oo ciidamada Danab ay gurigiisa kala baxeen habeen hore.<\/p>\n<p>Maleeshiyo beeleedka gadoodsan ayaa kadib waxay saaka hareereeyeen xarunta ay ciidamada Danab ku leeyihiin magaalada, waxaana kadib saacado ay is hor-fadhiyeen billowday dagaal dhex-maray.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jirto wax war ah oo kasoo baxay ciidanka Danab iyo maleeshiyada, waxaana lagu soo warramayaa in xaaladda ay iminka degan tahay.<\/p>\n<p>Ciidamada Danab ayaa bilihii dhowaa kordhiyey joogitaankooda iyo howl-gallada ay ka fuliyaan gobolka Mudug, halkaasi oo dad badan laga soo xiray kadib markii guryahooda loogu galay.<\/p>\n<p>Ninka ganacsadaha ah ee laga xiray Koonfurta Gaalkacyo ayaan la ogeyn sababta loo xiray iyo tuhunka soo galay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed gadoodsan. Ugu yaraan 4 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaalka, ayada oo dad ku dhow 10 kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen goobjoogeyaal iyo ilo-caafimaad. Dagaalkan ayaa ku billowday kadib markii maleeshiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145913,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed gadoodsan. Ugu yaraan 4 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaalka, ayada oo dad ku dhow 10 kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen goobjoogeyaal iyo ilo-caafimaad. Dagaalkan ayaa ku billowday kadib markii maleeshiyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-23T20:38:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"763\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"714\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/\",\"name\":\"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png\",\"datePublished\":\"2020-05-23T20:38:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png\",\"width\":763,\"height\":714},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed - Wardoon","og_description":"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed gadoodsan. Ugu yaraan 4 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaalka, ayada oo dad ku dhow 10 kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen goobjoogeyaal iyo ilo-caafimaad. Dagaalkan ayaa ku billowday kadib markii maleeshiyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-23T20:38:23+00:00","og_image":[{"width":763,"height":714,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/","name":"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png","datePublished":"2020-05-23T20:38:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/danab.png","width":763,"height":714},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-xooggan-oo-dhex-maray-ciidamada-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal xooggan oo dhex-maray ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145912"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145914,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145912\/revisions\/145914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145913"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}