{"id":145953,"date":"2020-05-24T14:24:37","date_gmt":"2020-05-24T11:24:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145953"},"modified":"2020-05-24T14:24:37","modified_gmt":"2020-05-24T11:24:37","slug":"kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/","title":{"rendered":"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Masaajida kuyaala dalka Jarmalka ayaa loo ogolaaday in dadka Muslimiinta ah ku dukadaan salaada ciida, hasa ahaatee waxaa dadka Masaajida tagaya shuruud looga dhigay in ay kala fogaadaan si looga hortago faafitaanka cudurka Caronavirus.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah masaajida kuyaala magaalada Barlin ee dalka Jarmalka ayaa jameecadii markii hore ku dukan jirtay aad loo dhimay, waxa ayna taasi keentay in Muslimiin badan waayaan in goob ay ku dukadaan.<\/p>\n<p>Kaniisad ku taalla magaalada Berlin ayaa u ogolaatay muslimiinta kunool magaalada Barlin in ay soo galaan kuna dukadaan salaada ciida, kadib markii ay ku adkaatay in masaajida ku dukadaan .<\/p>\n<p>Masjiska Dar Assalam ee ku yaala Berlin waxaa markii hore halkii mar kuwada tukan jirtay boqolaal Muslimiin ah, balse dowladda Jarmalka ayaa soo rogtay in dadka ay kala fogaadaan 1.5 , waxaana hada masaajida loo ogol yahay 50-qof kaliya in ay ku dukadaan.<\/p>\n<p>Imaamka Maxamed Taha Sabry ayaa bogaadiyay talaabo wanaagsana ku tilmaamay go\u2019aanka kaniisada Martha Lutheran albaabada ugu furtay dadka muslimiinta ah si ay salaada ciida ugu dukadaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145954\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145955\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-5.png\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-5.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-5-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-5-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-5-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145956\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kani.png\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kani.png 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kani-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-69.png\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-69.png 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-69-300x167.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-69-696x388.png 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masaajida kuyaala dalka Jarmalka ayaa loo ogolaaday in dadka Muslimiinta ah ku dukadaan salaada ciida, hasa ahaatee waxaa dadka Masaajida tagaya shuruud looga dhigay in ay kala fogaadaan si looga hortago faafitaanka cudurka Caronavirus. Qaar kamid ah masaajida kuyaala magaalada Barlin ee dalka Jarmalka ayaa jameecadii markii hore ku dukan jirtay aad loo dhimay, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145954,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Masaajida kuyaala dalka Jarmalka ayaa loo ogolaaday in dadka Muslimiinta ah ku dukadaan salaada ciida, hasa ahaatee waxaa dadka Masaajida tagaya shuruud looga dhigay in ay kala fogaadaan si looga hortago faafitaanka cudurka Caronavirus. Qaar kamid ah masaajida kuyaala magaalada Barlin ee dalka Jarmalka ayaa jameecadii markii hore ku dukan jirtay aad loo dhimay, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-24T11:24:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/\",\"name\":\"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png\",\"datePublished\":\"2020-05-24T11:24:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro - Wardoon","og_description":"Masaajida kuyaala dalka Jarmalka ayaa loo ogolaaday in dadka Muslimiinta ah ku dukadaan salaada ciida, hasa ahaatee waxaa dadka Masaajida tagaya shuruud looga dhigay in ay kala fogaadaan si looga hortago faafitaanka cudurka Caronavirus. Qaar kamid ah masaajida kuyaala magaalada Barlin ee dalka Jarmalka ayaa jameecadii markii hore ku dukan jirtay aad loo dhimay, waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-24T11:24:37+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/","name":"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png","datePublished":"2020-05-24T11:24:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/kan-2.png","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kaniisad-ogolaaday-in-muslimiinta-ku-dukadaan-salaada-ciida-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kaniisad ogolaaday in Muslimiinta ku dukadaan Salaada Ciida +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145953"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145958,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145953\/revisions\/145958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145954"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}