{"id":145963,"date":"2020-05-24T14:32:05","date_gmt":"2020-05-24T11:32:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145963"},"modified":"2020-05-24T14:57:23","modified_gmt":"2020-05-24T11:57:23","slug":"ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/","title":{"rendered":"&#8220;Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145964\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png\" alt=\"\" width=\"654\" height=\"424\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png 654w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72-300x194.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72-648x420.png 648w\" sizes=\"(max-width: 654px) 100vw, 654px\" \/>&#8216;Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in aan la isku halayn Karin amniga madaxtooyada Puntland, kadib markii xilka laga qaaday saraakiishii isaga isku dhawaayeen qabiil ahaan.<\/p>\n<p>Axmed Karaash oo wareysi siiyay BBC Somalia ayaa tilmaamay khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweyne Deni in uu gaaray heer aysan labada masuul salaanta iska qaadin marka ay madaxtooyada iskugu yimaadaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay muddadii sanad iyo badhka ahayd ee ay xilka hayeen inaanu wanaagsanayn wada shaqayntooda ayna marar badan isku khilaafeen habka loo marayo degreetooyinka kasoo baxaya madaxtooyada.<\/p>\n<p>Karaash wuxuu beeniyay warqadii ugu dambeysay ee madaxweyne Deni uu ku magacaabay wasiirro cusub inuu wax tashi ah ku lahaa, wuxuuna yidhi,\u201d Adeer niman aan salaantaba iska qaadin sidee u wada shaqayn karaan.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenku waxaa uu mar walba cuskanayay qodobka 80aad ee dastuurka Puntland iyo farqadihiisa, kuwaas oo qeexaya wada shaqaynta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka.<\/p>\n<p>Waa khilaafka ugu xumaa ee dhexmara madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa , waxaana laga war sugayaa kalfadhiga barlamaanka Puntland ee soo socda, kaasoo la filayo inuu khilaafkaan si un usoo faro galiyo.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-145963-1\" width=\"696\" height=\"561\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/98056930_533956080632171_6367448990966874112_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/98056930_533956080632171_6367448990966874112_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/98056930_533956080632171_6367448990966874112_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8216;Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in aan la isku halayn Karin amniga madaxtooyada Puntland, kadib markii xilka laga qaaday saraakiishii isaga isku dhawaayeen qabiil ahaan. Axmed Karaash oo wareysi siiyay BBC Somalia ayaa tilmaamay khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweyne Deni in uu gaaray heer aysan labada masuul salaanta iska qaadin marka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145964,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&#8216;Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in aan la isku halayn Karin amniga madaxtooyada Puntland, kadib markii xilka laga qaaday saraakiishii isaga isku dhawaayeen qabiil ahaan. Axmed Karaash oo wareysi siiyay BBC Somalia ayaa tilmaamay khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweyne Deni in uu gaaray heer aysan labada masuul salaanta iska qaadin marka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-24T11:32:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-24T11:57:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"654\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"424\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/\",\"name\":\"\\\"Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png\",\"datePublished\":\"2020-05-24T11:32:05+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-24T11:57:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png\",\"width\":654,\"height\":424},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo - Wardoon","og_description":"&#8216;Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in aan la isku halayn Karin amniga madaxtooyada Puntland, kadib markii xilka laga qaaday saraakiishii isaga isku dhawaayeen qabiil ahaan. Axmed Karaash oo wareysi siiyay BBC Somalia ayaa tilmaamay khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweyne Deni in uu gaaray heer aysan labada masuul salaanta iska qaadin marka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-24T11:32:05+00:00","article_modified_time":"2020-05-24T11:57:23+00:00","og_image":[{"width":654,"height":424,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/","name":"\"Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png","datePublished":"2020-05-24T11:32:05+00:00","dateModified":"2020-05-24T11:57:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-72.png","width":654,"height":424},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ammaanka-madaxtooyada-puntland-la-iskuma-halayn-karo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145963"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145963"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145977,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145963\/revisions\/145977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145964"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}