{"id":145967,"date":"2020-05-24T14:37:29","date_gmt":"2020-05-24T11:37:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145967"},"modified":"2020-05-24T14:37:29","modified_gmt":"2020-05-24T11:37:29","slug":"janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/","title":{"rendered":"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145968\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/p>\n<p>Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax maanta lala eegtay taliyaha hoggaanka caafimaadka ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cali Barre Xersi \u201cCali Gaab\u201d xilli uu marayay waddada Afisoyooni meel ku dhow Iskuulka Almasal .<\/p>\n<p>Wararku waxay sheegayaan in taliyaha qaraxa lala eegtay uu ka badbaaday, balse ay ku dhaawacmeen laba qof oo rayid ah oo mid kamid ah ay tahay haweeney waddada socotay.<\/p>\n<p>Sidoo kale gaariga taliye Cali Gaab ayaa waxaa soo gaaray wax-yeello.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo muddo hal isbuuc ah la qarxiyo taliyahaasi , waxaana horay qarax loola eegtay ku dhintay dhowr askari oo ilaaladiisa ah, xilliga qaraxaasi hore lala beegsaday Janaraal Cali Gaab ayaa waxa uu sheegay in uusan la socon gaariga.<\/p>\n<p>Qaraxii isbuucii hore lala eegtay waxaa sheegtay Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax maanta lala eegtay taliyaha hoggaanka caafimaadka ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cali Barre Xersi \u201cCali Gaab\u201d xilli uu marayay waddada Afisoyooni meel ku dhow Iskuulka Almasal . Wararku waxay sheegayaan in taliyaha qaraxa lala eegtay uu ka badbaaday, balse ay ku dhaawacmeen laba qof oo rayid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145968,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax maanta lala eegtay taliyaha hoggaanka caafimaadka ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cali Barre Xersi \u201cCali Gaab\u201d xilli uu marayay waddada Afisoyooni meel ku dhow Iskuulka Almasal . Wararku waxay sheegayaan in taliyaha qaraxa lala eegtay uu ka badbaaday, balse ay ku dhaawacmeen laba qof oo rayid ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-24T11:37:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/\",\"name\":\"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-24T11:37:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg\",\"width\":552,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax - Wardoon","og_description":"Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax maanta lala eegtay taliyaha hoggaanka caafimaadka ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cali Barre Xersi \u201cCali Gaab\u201d xilli uu marayay waddada Afisoyooni meel ku dhow Iskuulka Almasal . Wararku waxay sheegayaan in taliyaha qaraxa lala eegtay uu ka badbaaday, balse ay ku dhaawacmeen laba qof oo rayid ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-24T11:37:29+00:00","og_image":[{"width":552,"height":368,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/","name":"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg","datePublished":"2020-05-24T11:37:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99557223_129219588769706_3084765315804954624_n.jpg","width":552,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-cali-gaab-oo-mar-kale-isbuuc-gudahii-ka-badbaaday-qarax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Janaraal Cali Gaab oo mar kale isbuuc gudahii ka badbaaday qarax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145967"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145969,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145967\/revisions\/145969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145968"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}