{"id":145975,"date":"2020-05-24T15:25:03","date_gmt":"2020-05-24T12:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145975"},"modified":"2020-05-24T15:29:19","modified_gmt":"2020-05-24T12:29:19","slug":"guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145978\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png\" alt=\"\" width=\"646\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png 646w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 646px) 100vw, 646px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in 24-kii Saac ee la soo dhaafay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay ku geeriyoodeen dad lagu arkay Calaamada Cudurka Coronavirus,isaga oo sidoo kale eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cali Jeyte oo Warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in 12 Ruux ay ku geeriyoodeen Magaalada Beledweyne,kuwaas oo lahaa Astaamaha Cudurka COVID-19 halka hal ruux oo kale uu ku geeriyooday deegaanka Ceel-Jaale ee duleedka Beledweyne.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Magaalada Beledweyne iyo deegaannada kale ee Gobolka Hiiraan dadka ku nool ay u baahan yihiin agabka loogu talo galay Cudurka COVID-19 oo uu sheegay in weli dowladda Soomaaliya ka helin,waxaana uu ugu baaqay dowladda inay la soo gaarto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maqalny in Xamar wax badan ay dowlado kal duwan keeneen balse Maamulka gobolka Hiiraan aan waxba laga soo gaarsiin dowladda Federaalka,waxaana ka rabnaa inay dadkaasi kusoo caawiso qalab ayuu yiri\u201dCali Jeyte.<\/p>\n<p>Hadalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli kiisas kamid ah Cudurka Coronavirus laga helay deegaannada Maamulka Hir-Shabeelle,isla markaana Wasiiro ay u geeriyoodeen.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-145975-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dhageyso-Guddoomiye-Cali-Jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dhageyso-Guddoomiye-Cali-Jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Dhageyso-Guddoomiye-Cali-Jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in 24-kii Saac ee la soo dhaafay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay ku geeriyoodeen dad lagu arkay Calaamada Cudurka Coronavirus,isaga oo sidoo kale eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya. Cali Jeyte oo Warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in 12 Ruux ay ku geeriyoodeen Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145978,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in 24-kii Saac ee la soo dhaafay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay ku geeriyoodeen dad lagu arkay Calaamada Cudurka Coronavirus,isaga oo sidoo kale eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya. Cali Jeyte oo Warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in 12 Ruux ay ku geeriyoodeen Magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-24T12:25:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-24T12:29:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"646\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/\",\"name\":\"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png\",\"datePublished\":\"2020-05-24T12:25:03+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-24T12:29:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png\",\"width\":646,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in 24-kii Saac ee la soo dhaafay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay ku geeriyoodeen dad lagu arkay Calaamada Cudurka Coronavirus,isaga oo sidoo kale eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya. Cali Jeyte oo Warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in 12 Ruux ay ku geeriyoodeen Magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-24T12:25:03+00:00","article_modified_time":"2020-05-24T12:29:19+00:00","og_image":[{"width":646,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/","name":"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png","datePublished":"2020-05-24T12:25:03+00:00","dateModified":"2020-05-24T12:29:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-73.png","width":646,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cali-jeyte-oo-dowladda-ku-eedeeyay-inaysan-soo-gaarsiin-qalabka-covid-19cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Cali Jeyte oo dowladda ku eedeeyay inaysan soo gaarsiin Qalabka COVID-19+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145975"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145975"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145982,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145975\/revisions\/145982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145978"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}