{"id":145986,"date":"2020-05-24T16:27:06","date_gmt":"2020-05-24T13:27:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145986"},"modified":"2020-05-24T16:27:06","modified_gmt":"2020-05-24T13:27:06","slug":"daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/","title":{"rendered":"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145988\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png\" alt=\"\" width=\"772\" height=\"527\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png 772w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74-300x205.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74-768x524.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74-696x475.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74-615x420.png 615w\" sizes=\"(max-width: 772px) 100vw, 772px\" \/>Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey munaasabada ciidul-fidriga ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa xoog iyo sharaf leh, islamarkaana ah 100% dad Muslim ah, balse wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in aysan Soomaalidu is-liidin, si aysan uga dhex faa\u2019iideysan dad kale oo leh dano gaar ah.<\/p>\n<p>\u201cQoom fiican, xoog leh, sharaf leh, musliim ah oo soomaaliya ah, oo karaamo leh aya nahay qoom kale oo naga liilato yaanan qoryaha u gurin, Qoomkii Isquursadaa, Qoom Kale Ayuu Qoryaha u Guraa.\u201d ayuu yiri Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Soomaaliya ay tahay dal leh kheyraad badan, balse lagu heshiin la\u2019yahay sidii looga faa\u2019iideysan lahaa iyo siyaasadii lagu maamuli lahaa.<\/p>\n<p>\u201cBeryahan siyaasadda waa tii laga qeyliany ee waxaan leeyahay, dalkan kheyraad naguma yara, nimca ilaahey siieyey naguma yara, meel ilaah dad ku abuuro, meelaha ugu fiican ayaan joognaa, ku abuuranahay, hal cilad ayaan leenahay, waan tashan la\u2019nahay, siyaasaddana waan ka heshiin la\u2019nahay, wax waa isu ogolaan la\u2019nahay, waa isu dhimrin la\u2019nahay, waa isaqbali la\u2019nahay.\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inay muhiim tahay is-dhageysiga iyo is-qadarinta, si ay horey uga sii dhaqaaqdo meesha ay hadda joogto Soomaaliya<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliyey aan isaqbalno, aan isdhageynasno, aan is qadarinno, kii waaya arag kii aan waayo arag aheyn ka weydiiyo\u2026, nin walbo meesha uu ku fiican yahay aan ku ixtiraamno, uga dambeyno, oo aan dhageysanno.\u201d ayuu hadalka ku soo gabagabeeyey Xasan Sheekh.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-145986-1\" width=\"696\" height=\"536\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/98166625_578190989496141_6982728598289383424_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/98166625_578190989496141_6982728598289383424_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/98166625_578190989496141_6982728598289383424_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey munaasabada ciidul-fidriga ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda. Xasan Sheekh ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa xoog iyo sharaf leh, islamarkaana ah 100% dad Muslim ah, balse wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145988,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey munaasabada ciidul-fidriga ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda. Xasan Sheekh ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa xoog iyo sharaf leh, islamarkaana ah 100% dad Muslim ah, balse wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-24T13:27:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"527\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/\",\"name\":\"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png\",\"datePublished\":\"2020-05-24T13:27:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png\",\"width\":772,\"height\":527},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey munaasabada ciidul-fidriga ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda. Xasan Sheekh ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa xoog iyo sharaf leh, islamarkaana ah 100% dad Muslim ah, balse wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-24T13:27:06+00:00","og_image":[{"width":772,"height":527,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/","name":"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png","datePublished":"2020-05-24T13:27:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-74.png","width":772,"height":527},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoomkii-is-quursadaa-qoom-kale-ayuu-qoryaha-u-guraa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Qoomkii is-quursadaa, Qoom kale ayuu qoryaha u guraa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145986"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145989,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145986\/revisions\/145989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145988"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}