{"id":145990,"date":"2020-05-24T21:38:40","date_gmt":"2020-05-24T18:38:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145990"},"modified":"2020-05-24T21:38:40","modified_gmt":"2020-05-24T18:38:40","slug":"dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/","title":{"rendered":"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay, ku dhowaad 20 kalena wey ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ku taalla duleedka Woqooyi ee magaalada.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxu qabsaday goob ay ka socotay damaashaad la xiriira ciida oo ay sameynayeen barakacayaasha xerada ku nool qaarkood gaar ahaan ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka.<\/p>\n<p>\u201cFarxadii iyo damaashaadkii ka jiray goobta ayaa mar kaliya isku rogay, qeylo, meydad daadsan, dhaawacyo barooranaya iyo baliyo dhiig ah oo qulqulaya, weji argagax leh ayeyna goobtii isku bedeshay\u201d ayuu yiri goob jooge ku sugnaa meel ku dhow goobta uu qaraxu ka dhacay oo la hadlay warbaahinta.<\/p>\n<p>Dad geeriyooday ayaa waxaa ku jiray labo caruur ah oo da\u2019doodu ka hooseyso 10 jir sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed Somalia oo intaas ku daray in qaar ka mid ah dadka dhaawacmay ay xaaladoodu aad u liidato, lagana cabsi qabo in dhimashadu sii kororto.<\/p>\n<p>Inkastoo an weli si rasmi ah loo xaqiijin nooca uu ahaa qaraxaas haddana wararka qaar ayaa sheegaya in loo adeegsaday miino goobtaas ku aasneyd, waxaana baaritaano wada ciidamada amaanka.<\/p>\n<p>Ma jiro cid sheegatay qaraxan, balse qaraxyada noocan ah ayaa looga bartay kooxda Al-shabaab ee dagaalka adag kula jirta dowlada Somalia iyo maamulada hoostaga, walow aaney cadeyn ujeedada laga lahaa qaraxan lala beegsaday shacab iska damaashadayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay, ku dhowaad 20 kalena wey ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ku taalla duleedka Woqooyi ee magaalada. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxu qabsaday goob ay ka socotay damaashaad la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145991,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay, ku dhowaad 20 kalena wey ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ku taalla duleedka Woqooyi ee magaalada. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxu qabsaday goob ay ka socotay damaashaad la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-24T18:38:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"773\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"580\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/\",\"name\":\"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-24T18:38:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg\",\"width\":773,\"height\":580},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo - Wardoon","og_description":"Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay, ku dhowaad 20 kalena wey ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ku taalla duleedka Woqooyi ee magaalada. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxu qabsaday goob ay ka socotay damaashaad la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-24T18:38:40+00:00","og_image":[{"width":773,"height":580,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/","name":"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg","datePublished":"2020-05-24T18:38:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/img_1712.jpg","width":773,"height":580},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dad-shacab-oo-ku-dhamaaday-qaraxii-ka-dhacay-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dad Shacab oo ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145990"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145992,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145990\/revisions\/145992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145991"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}