{"id":146010,"date":"2020-05-26T00:49:36","date_gmt":"2020-05-25T21:49:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146010"},"modified":"2020-05-26T00:49:36","modified_gmt":"2020-05-25T21:49:36","slug":"galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/","title":{"rendered":"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta xal laga gaaray xiisad maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Xiisadaas oo u dhaxeysay maleeshiyaad hubeysan iyo ciidanka Danab oo fariisin ku leh koonfurta Gaalkacyo ayaa ka dhalatay nin la sheegay in uu ahaa ganacsade oo ay xireen ciidanaka Danab, iyadoo arintaas ay ka dhiidhiyeen maleeshiyaad ku heyb ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Maxamed Cumar Falagle oo la hadlay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in arintaas ay xaliyeen maanta, isla marklaana uu maamulku la wareegay hubkii maleeshiyadii weerartay ciidanka Danab oo u abaabulnaa qaab beeleed.<\/p>\n<p>Wasiir Falagle waxa uu sheegay in xalinta arintaas ay ku wehliyeen wasiirrada amniga iyo arrimaha gudaha Galmudug iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ay hogaaminayeen Senator Cabdi Qeybdiid iyo Jeneraal Gorod.<\/p>\n<p>\u201cWadahadal dheer kadib waxaa lagu heshiiyey in hubka maleeshiyaadka ay la wareegto Galmudug, waxaana hada la wareegay mas\u2019uuliyiin uu hor ka cayo wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi, si nabad ah ayaana xal looga gaaray arintaas\u201d ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Falagle.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in beelaha degan gobolka Mudug ay aad u hubeysanyihiin, balse kuwan uu maamulku iskula wareegay maleeshiyaadkii iyo hubkoodaba.<\/p>\n<p>\u201cMaleeshiyaadkan waxay saldhig u noqonayaan qorshaha cusub ee wasaaradda amniga Galmudug, kaas oo ah in la yagleelo ciidamo cusub oo daraawiishta Galmudug ah, kuwaas oo aad u tayeeysan, marka maleeshiyadkan ciidamadaas ayaa lagu biiein doonaa\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Falagle ayaa sheegay in khasaarihii nafeed ee ka dhashay dagaalkii dhexmaray maleeshiyaadkaas hubeysan iyo ciidanaka Danab lagu xalin doono hanaan dhaqan oo ay ka wada fadhiisa doonaan odayaasha deegaanka.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-146010-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Maxaa-ka-cusub-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-Danab-iyo-maleeshiyo.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Maxaa-ka-cusub-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-Danab-iyo-maleeshiyo.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Maxaa-ka-cusub-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-Danab-iyo-maleeshiyo.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta xal laga gaaray xiisad maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Xiisadaas oo u dhaxeysay maleeshiyaad hubeysan iyo ciidanka Danab oo fariisin ku leh koonfurta Gaalkacyo ayaa ka dhalatay nin la sheegay in uu ahaa ganacsade oo ay xireen ciidanaka Danab, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146012,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta xal laga gaaray xiisad maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Xiisadaas oo u dhaxeysay maleeshiyaad hubeysan iyo ciidanka Danab oo fariisin ku leh koonfurta Gaalkacyo ayaa ka dhalatay nin la sheegay in uu ahaa ganacsade oo ay xireen ciidanaka Danab, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-25T21:49:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/\",\"name\":\"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png\",\"datePublished\":\"2020-05-25T21:49:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png\",\"width\":744,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD - Wardoon","og_description":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta xal laga gaaray xiisad maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Xiisadaas oo u dhaxeysay maleeshiyaad hubeysan iyo ciidanka Danab oo fariisin ku leh koonfurta Gaalkacyo ayaa ka dhalatay nin la sheegay in uu ahaa ganacsade oo ay xireen ciidanaka Danab, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-25T21:49:36+00:00","og_image":[{"width":744,"height":500,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/","name":"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png","datePublished":"2020-05-25T21:49:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-79.png","width":744,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galkacyo-xiisaddii-u-dhaxeysay-ciidanka-danab-iyo-maleeshiyo-beeleed-oo-laxaliyay-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galkacyo xiisaddii u dhaxeysay ciidanka Danab iyo maleeshiyo beeleed oo laxaliyay +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146010"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146013,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146010\/revisions\/146013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146012"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}