{"id":146014,"date":"2020-05-26T00:58:17","date_gmt":"2020-05-25T21:58:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146014"},"modified":"2020-05-26T00:58:17","modified_gmt":"2020-05-25T21:58:17","slug":"daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/","title":{"rendered":"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay balse uu kasoo horjeestay magaacbistooda Madaxweyne kuxigeenka .<\/p>\n<p>Munaasabadda Dhaarinta ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, halkaasi Wasiirada cusub uu dhaariyey Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Nuur Ciise Maxamed , iyadoo uu Madaxweynuhuna goobjoog ka ahaa dhaarta dastuuriga ah .<\/p>\n<p>Siciid Deni oo ka hadlay munaasabadda dhaarinta Wasiirada ayaa marka hore maamulka iyo Shacabka Puntland uga tacsiyeeyay geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama\u2019diid oo ku geeriyooday maanta Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Wasiirada cusub ee maanta la dhaariyey kula dardaarmay in ay waajibaadka loo igmaday iyo masuuliyadda la saaray ay si wanaagsan u gutaan, isago alle uga baryey inuu xilka u fududeeyo masuuliyiintan cusub ee dowladda kusoo biiray.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee la dhaariyey ayaa kala ahaa.<\/p>\n<p>1- Eng. Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacade) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo dalxiiska.<br \/>\n2- Eng. Maxamuud Xaaji Saalax Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda.<br \/>\n3- Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\n4- Ismaaciil Saleebaan Geelle Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta<br \/>\n5- Axmed Siciid Ismaaciil (Qolombe) Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda BIyaha, Tamarta iyo Macdanta.<br \/>\n6- Saynab Ismaaciil Maxamed Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalka Cimiladda<br \/>\n7- Cabdiqani Axmed Ismaaciil ( Deero Dile) Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Xiriirka Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Wasiiradan ayaa la magacaabay 22-kii bishan Maarjo, madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaana sharci darro ku tilmaamay magacaabistooda oo sheegay in aan lagala tashan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/54QEfv2w8-k\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146015\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png\" alt=\"\" width=\"690\" height=\"456\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png 690w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7-300x198.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7-636x420.png 636w\" sizes=\"(max-width: 690px) 100vw, 690px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146016\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-5.png\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"461\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-5.png 683w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-5-300x202.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-5-622x420.png 622w\" sizes=\"(max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146017\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3-5.png\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3-5.png 682w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3-5-300x190.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/3-5-663x420.png 663w\" sizes=\"(max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146018\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4-2.png\" alt=\"\" width=\"673\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4-2.png 673w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/4-2-300x166.png 300w\" sizes=\"(max-width: 673px) 100vw, 673px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146019\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5-2.png\" alt=\"\" width=\"709\" height=\"470\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5-2.png 709w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5-2-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5-2-696x461.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/5-2-634x420.png 634w\" sizes=\"(max-width: 709px) 100vw, 709px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146020\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/6-1.png\" alt=\"\" width=\"704\" height=\"466\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/6-1.png 704w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/6-1-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/6-1-696x461.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/6-1-635x420.png 635w\" sizes=\"(max-width: 704px) 100vw, 704px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay balse uu kasoo horjeestay magaacbistooda Madaxweyne kuxigeenka . Munaasabadda Dhaarinta ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, halkaasi Wasiirada cusub uu dhaariyey Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Nuur Ciise Maxamed , iyadoo uu Madaxweynuhuna goobjoog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146015,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay balse uu kasoo horjeestay magaacbistooda Madaxweyne kuxigeenka . Munaasabadda Dhaarinta ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, halkaasi Wasiirada cusub uu dhaariyey Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Nuur Ciise Maxamed , iyadoo uu Madaxweynuhuna goobjoog [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-25T21:58:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"690\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"456\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/\",\"name\":\"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png\",\"datePublished\":\"2020-05-25T21:58:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png\",\"width\":690,\"height\":456},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay balse uu kasoo horjeestay magaacbistooda Madaxweyne kuxigeenka . Munaasabadda Dhaarinta ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, halkaasi Wasiirada cusub uu dhaariyey Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Nuur Ciise Maxamed , iyadoo uu Madaxweynuhuna goobjoog [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-25T21:58:17+00:00","og_image":[{"width":690,"height":456,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/","name":"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png","datePublished":"2020-05-25T21:58:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-7.png","width":690,"height":456},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiiro-magacaabistooda-khilaaf-ka-taagnaa-oo-la-dhaariyay-sawiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Wasiiro Magacaabistooda Khilaaf ka taagnaa oo la dhaariyay +Sawiro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146014"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146021,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146014\/revisions\/146021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146015"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}