{"id":146057,"date":"2020-05-26T23:24:54","date_gmt":"2020-05-26T20:24:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146057"},"modified":"2020-05-26T23:24:54","modified_gmt":"2020-05-26T20:24:54","slug":"shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay 10-qofood ayaa geeriyootay, halka tiro kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii gaari xamuul ah uu dad saarnaa mooto Bajaaj iyo kuwo lugeynayaba ku jiiray isgoyska Howlwadaag ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Gaariga jiiray dadkaas ayaa la sheegay in uu fariin goostay, sidaasna uu ku laayey dadka, waxaana dadkii ay dhaawacyadu soo gaareen loola cararay goobaha caafimaadka.<\/p>\n<p>Maamulka degmada Howlwadaag ayaa gaaray goobta uu shilkaasi ka dhacay, waxuuna guddoomiyaha degmada Howl-wadaag Mustaf Kheyre warbaahinta u xaqiijiyay in 10 qofood ay ku geeriyootay shilkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in meydadka dadkaas ay badankood kasoo saareen dhismeyaal uu ku burburiyay gaariga xamuulka ah ee fariinka\/ bareegga goostay.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mustaf Kheyre waxa uu sidoo kale sheegay in markii laga soo tago 10-ka qof ee geeriyootay, ay jiraan dad kale oo shilka ku dhaawacmay, kuwaas oo qaarkood uu dhaawacoodu halis yahay, isla markaana loola cararay isbitaallada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146058\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294-768x575.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/27ce2d4a-10e8-4ba9-9c03-e75ef8594294-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146059\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay 10-qofood ayaa geeriyootay, halka tiro kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii gaari xamuul ah uu dad saarnaa mooto Bajaaj iyo kuwo lugeynayaba ku jiiray isgoyska Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Gaariga jiiray dadkaas ayaa la sheegay in uu fariin goostay, sidaasna uu ku laayey dadka, waxaana dadkii ay dhaawacyadu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146059,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Inta la xaqiijiyay 10-qofood ayaa geeriyootay, halka tiro kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii gaari xamuul ah uu dad saarnaa mooto Bajaaj iyo kuwo lugeynayaba ku jiiray isgoyska Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Gaariga jiiray dadkaas ayaa la sheegay in uu fariin goostay, sidaasna uu ku laayey dadka, waxaana dadkii ay dhaawacyadu soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-26T20:24:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-26T20:24:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg\",\"width\":480,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon","og_description":"Inta la xaqiijiyay 10-qofood ayaa geeriyootay, halka tiro kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii gaari xamuul ah uu dad saarnaa mooto Bajaaj iyo kuwo lugeynayaba ku jiiray isgoyska Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Gaariga jiiray dadkaas ayaa la sheegay in uu fariin goostay, sidaasna uu ku laayey dadka, waxaana dadkii ay dhaawacyadu soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-26T20:24:54+00:00","og_image":[{"width":480,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","name":"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg","datePublished":"2020-05-26T20:24:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/shil.jpg","width":480,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shil-dad-badan-ku-dhinteen-10-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shil dad badan ku dhinteen 10 oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146057"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146060,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146057\/revisions\/146060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146059"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}