{"id":146073,"date":"2020-05-27T01:38:02","date_gmt":"2020-05-26T22:38:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146073"},"modified":"2020-05-27T01:38:02","modified_gmt":"2020-05-26T22:38:02","slug":"deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/","title":{"rendered":"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah dadka baraha bulshada ku xiriira ayaa saacadihii u dambeeyay soo dhigayay sawirro ay ku sheegeen ciidamo cusub oo laga keenay degaanno kala duwan islamarkaana lagu soo daabulay magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Dadkaas waxay sawirada ku sheegeen in madaxweyne Deni uu ciidamo ka keenay degaanno ka tirsan gobollada Bari iyo Karkaar kadib markii sida ay tilmaameen madaxweyne ku xigeenku uu ciidamo kala yimid gobollada Sool iyo Cayn.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay sheegeen in labada mas\u2019uul mid kasta uu ciidamadiisa ku soo daabulay magaalada Garoowe kadib markii khilaafkoodu sii xoogaystay taasina ay xiisad colaadeed ka dhex abuurtay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka.<\/p>\n<p>Haddaba warbaahinta Puntland post oo baaritaan ku samaysay in ay jiraan ciidamo kala duwan oo labada mas\u2019uul keeneen caasimadda Garoowe ayaa ogaatay in aysan waxba ka jirin wararkaas islamarkaana aysan dhinacna ciidamo cusub keenin gudaha magaalada.<\/p>\n<p>Waxaase xusid mudan in weli uu taaganyahay khilaafka ka dhexeeya madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka kaasi oo aan ilaa iyo haatan xal rasmiya laga gaarin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah dadka baraha bulshada ku xiriira ayaa saacadihii u dambeeyay soo dhigayay sawirro ay ku sheegeen ciidamo cusub oo laga keenay degaanno kala duwan islamarkaana lagu soo daabulay magaalada Garoowe. Dadkaas waxay sawirada ku sheegeen in madaxweyne Deni uu ciidamo ka keenay degaanno ka tirsan gobollada Bari iyo Karkaar kadib markii sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145919,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146073","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah dadka baraha bulshada ku xiriira ayaa saacadihii u dambeeyay soo dhigayay sawirro ay ku sheegeen ciidamo cusub oo laga keenay degaanno kala duwan islamarkaana lagu soo daabulay magaalada Garoowe. Dadkaas waxay sawirada ku sheegeen in madaxweyne Deni uu ciidamo ka keenay degaanno ka tirsan gobollada Bari iyo Karkaar kadib markii sida ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-26T22:38:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/\",\"name\":\"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-26T22:38:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah dadka baraha bulshada ku xiriira ayaa saacadihii u dambeeyay soo dhigayay sawirro ay ku sheegeen ciidamo cusub oo laga keenay degaanno kala duwan islamarkaana lagu soo daabulay magaalada Garoowe. Dadkaas waxay sawirada ku sheegeen in madaxweyne Deni uu ciidamo ka keenay degaanno ka tirsan gobollada Bari iyo Karkaar kadib markii sida ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-26T22:38:02+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/","name":"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2020-05-26T22:38:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-karaash-oo-ciidamo-ku-soo-daabulay-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DENI IYO AXMED KARAASH OO CIIDAMO KU SOO DAABULAY GAROOWE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146073"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146074,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146073\/revisions\/146074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145919"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}